dood furan.
Posted: Tue Apr 15, 2008 4:42 pm
waxan u malaynayaa dhamaanteen dadka soo gala Bogga Somalilife in aan nahay dad qaan gaar ah oo ka wayn De'da 18 Sano, sidas darteed waxan rabaa in aan idin soo dhexdhigo Sual, qof walbana uu ka dhibto fekerkiisa.
Sida aan wada ogsoonahay inaga umadeena Somaliyeed waxanu nahay dad Muslim ah 100% sida la sheego, hadana waxan ogsoonahay in aanan sida Saxda ah ugu wada dhaqmin diinta dhinacyo badan marka laga eego, suashaydan waxay ku kooban tahay oo keliya Galmada Saxda ah oo ay labada qof oo Muslimka ah oo Isqabo ay isugu Galmoodaan, hadaba waxan ogsoonahay sida ay isugu galmoodaan dadka aan Muslimka ahayn ee Gaalada ah in ay Saamayn wayn ku yeesheen dadka Muslimka ah oo iyaga dhexgalay ama la dhaqmay oo aanayba kala aqoon sida diintoodu qabto ee la isugu galmoodo labada qof ee isqaba.
1-Hadaba maxa ugu wacan oo ay qofka Muslimka ah oo laga yaabo xataa in uu ku noolyahay Wadan Muslim ah uu u xiisaynayaa ama u Copygaraynayaa oo taas ku qasbay(wiil iyo gabarba)?
2- qof walba ha isku dayo bal in uu sharaxaad ka bixiyo sida saxan oo diintu qabto in la isugu galmoodo(waxan saas u leeyahay waxa jira dad ayba isa qaldantahay oo aan kala saari karin qababka Galmada ee saxan iyo kuwa diintu mamnuucday).
3-sida aan ognahay Diintu waxay xaaraamaysay in NINKU Naagtiisa xaga dame uu uga galmoodo.Hadaba yaa wax kale oo diintu Xaaramaysay sheegi kara oo hada la isugu galmoodo ama ka dhacda dadka Muslimka ah ee ISQABA.
4-Sidee saxan oo lagu qancin karaa dhalinyarada Muslimka ah oo hadana iyagu dhexgalay dadka Cadaanka ah oo raba sidooda oo kale in ay u Raaxaystaan oo aanba u arag in hadii aysaan qaabkas isugu galmoon raaxoba helayn oo reer miyi u arka qofka aan aqoon qababkas Reer Galbeedka isugu tagaan.
5-dhaqanka Somaliyeed ee xun waxa ka mid ah in ay gabdhaha si Fircooni ah u gudaan oo markas ay dhib u keento siyaabo badan oo kala duwan, waxa kamid ah in Raaxadii ama Dareenkii ilaahay siiyay in ay ku dareento Raaxada marka ay ninkeeda la gudaneeso Galmada in laga dhimay oo markas ORGANkii qabilsanaa shaqadas laga jaray, waxana had iyo jeer hada Dhalinyarada SOMALIYEED ku cabtaan in aysan gabar noocaas ah la qaybsan karin Noloshiisa taasina ayba keento mararka qaarkood wayahan dambe in lagu kale tago Hadaba qof walbaa haka soo dhiibto sida CAADADAAS Xun EE gabdhaheena lagula kaco loo joojin lahaa iyo hadii ay run tahay in gabadha xaga dareenka laga naaqusiyay.