Degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa waxaa ku qulqulaya xubnaha maamulada degmooyinka Gedo si ay uga qeybgalaan doorashada heerka gobolka ee dhawaan ka dhaceysa magaalada Garbahaarey, wararka ayaa intaasi ku daraya in badi mas'uuliyiinta degmooyinka ay gaareen Garbahaarey.
Guddoomiyeyaaasha degmooyinka Baardheere ,Luuq iyo Ceel-waaq oo ay wehliyaan xubnood oo qeybaha maamulkasta ah ayaa gaaray degmada Garbahaarey saacadihii la soo dhaafay, halkaasoo dhammaadka bishan ay ka dhaceysa doorshada xilka guddoomiyaha gobolka Gedo iyo ku xigeenadiisa, wafti uu hoggaaminaya guddoomiyaha maamulka Baardheere Maxamed Shariif Xirsi Dhuddi oo xubnood ka kooban ayaa ku biiray wafuud kala gedisan ee ku qulquleysa magaalo madaxd, waxaa iyaga la sugayaa maamulada Beledxaawo iyo Doolow. Garbahaareu ayaa waxaa sidoo kale tagay xildhibaano ka tirsan dowladda, iyadoo la sugaya mas'uuliyiin ka socda wasaaradda arrimaha gudaha ee DKMG ah ee Somalia.
Doorashada jagada guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa waxaa ugu cadcad oo haatan u sharaxan masharaxiinta Aadan Ibraahin Aw-Xirsi (Cirro), oo ah guddoomiyaha hadda ee gobolka iyo Xuseen Sheekh Cabdi Ismaaciil (Farey), guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo, warar soo baxayase waxay tibaaxayaan in uu jiro musharax saddexaad oo la yiraahdo Jamaal Xasan Saneey, kaasoo ka soo jeeda magaalada Beledxaawo ee xaduuda ku taal.
Si dhab ah looma oga xilliga la qabanaya doorashada, laakiin warar horudhac ah oo Garbahaarey ka soo baxaya ayaa muujinaya in loo ballansan yahay madashada doorashada 25-ka bishan April, waqtigaasoo guddoomiyeyaasha lixda degmo ee Gedo oo horay maamullo degmo loogu sameeyey ay dooran doonaan ninka qabanaya mansabka guddoomiyenimo ee gobolka iyo ku xigeenadiisa.
Maxamed Xaashi Tawakal, Gedoweb Kismaayo.
http://gedoweb.com/index/modules.php?na ... le&sid=311
Xubnaha degmooyinka gobolka Gedo oo ku qulqulayo Garbahaarey
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Xubnaha degmooyinka gobolka Gedo oo ku qulqulayo Garbahaarey
Murax, who do U support?
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Xubnaha degmooyinka gobolka Gedo oo ku qulqulayo Garbahaarey
Who are the candidates and what are their backgrounds. Do any of them support the TFG and do any of them support the ICU? We can't have people who support of those two groups governing the province.
Re: Xubnaha degmooyinka gobolka Gedo oo ku qulqulayo Garbahaarey
CoolPoisons wrote:Murax, who do U support?
Cirrow's a dabaal and I don't know much about Fareey. Like Qansa said Pro TFG or Pro ICU cannot have any role.
Qansa,
Wlc back man, enjoying the playoffs? Probably the best playoffs in years.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Xubnaha degmooyinka gobolka Gedo oo ku qulqulayo Garbahaarey
thanks man. yeah the playoffs are nice. i am a basketball fan after all these years again.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 8217 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 2 Replies
- 662 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 0 Replies
- 519 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 36 Replies
- 2673 Views
-
Last post by Murax
-
- 13 Replies
- 943 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 37 Replies
- 4271 Views
-
Last post by Gubbet