Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
radical
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 437
Joined: Mon Oct 08, 2007 10:04 am
Location: Berbera

Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by radical »

Ciidamada Ethiopia oo Caawa Masjidka Al,Hidaaya ku Gowracay ku dhawaad 20 Ruux oo rayid ah dad kalena ay haystaan Ciidamadaasi.
Submitted by wararka on Sun, 04/20/2008 - 17:07.

Muqdisho. 20. April .2008. (Sh.M.Network)- Ciidamada Ethiopia ayaa caawa Masjidka Al hidaaya oo ku yaala Xaafada Waxaracadde ay ku goraceen ku dhwaad 20 Ruux oo Rayid ah tiro intaasi ka badana ay haystaan ciidamadaasi iyadoo la tilmaamay in ciidamadaan ay kaabayaan kuwa dhawaan lagu soo tababaray dalka Ethiopia.

Ciidamadaan oo aad u fara badan ayaa gudaha u galay masjidka AL hidaaya waxaana la tilmaamay in si ka baxsan bina Aadnimada ay u gooraceen ku dhawaad 20 Ruux oo rayid ah tiro intaasi ka badana ay haystaan Ciidamada .

Mid ka mid ah haweynka deegaanka Waxaracade gaar ahaan Masjidka Al hidaaya ayaa Shabelle u sheegtay in ciidamada Ethiopia ay ugu hanjabeen in hadii Xaafada lagu Soo Weeraro ay gooracayaan haweynka islamarkaana ay sheegtay in horteeda lagu gowracay 20 Ruux tiro intaasi ka badan waa ay haystaan

Ciidamada Ethiopia ayaa waxaa kaabaya Ciidamada DFKM gaar ahaan kuwa lagu soo tababaray dalka Ethiopia waxaana jirin cid ka hadlaysa dilalka ay ciidamada Ethiopia u geysanayaan Shacabka Somaliyeed.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by Shirib »

May Allah help the Mujahideen and destroy ther occupying army.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by fagash_killer »

shabellenews aka beenbeen news waa inaa mar kaallee cirka laagaa garacoo.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by Koronto91 »

How can anyone who claims to be a Muslim support the Tigrays & the Mbagathi Mooryaan when they kill even those who are in Masjids?

May Allah help the Mujaahideen, aamiin.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by fagash_killer »

hadaalkaas intaas iskaa daysiid eeh source kaallee oo laa aminakaraa maa noo haysoo?what the al shaydaan is doing towards shacabkaa somaliyeed is ten times worser than what the ethios and tfg are doing. and why most of the somalis oppose these thugs is cuss they do those barbaric acts in the name of religion which is a sin.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by The_Patriot »

[quote="fagash_killer"]hadaalkaas intaas iskaa daysiid eeh source kaallee oo laa aminakaraa maa noo haysoo?what the al shaydaan is doing towards shacabkaa somaliyeed is ten times worser than what the ethios and tfg are doing. and why most of the somalis oppose these thugs is cuss they do those barbaric acts in the name of religion which is a sin.[/quote]

funny part is how this bastard is happy inuu xabashi bunbuniyo.
This same munafiq is happy to entertain harar.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by fagash_killer »

al saydaan doonii maynoo. wahabists dooni maynoo. haa nabad baa doonaynaa.

somalia :up:

ethiopia :up:

al saydaan and its arab allies :down:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by The_Patriot »

when your dad was fighting the siayd Govt was he Al shaydaan?
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by fagash_killer »

http://www.somaliaonline.com/ubb/ultima ... ic/9/14769 just answer to these innocent lady why she still should support the al shaydaan. as i told you shaydaans before evryday they are losing support.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by fagash_killer »

[quote="The_Patriot"]when your dad was fighting the siayd Govt was he Al shaydaan?[/quote]


you cant compare the somali rebelgroups with al shaydaans atleast these rebelgroups didnt fight in the name of religion. even though they were controlled by warlords but atleast they had a target. what is the profile of al shaydaan what do they want what is their target how do they want to be succesfull? suaasaa meey iis weeydiisaan ina shaydaanoo :mrgreen:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ethiopi troops slaughter 20 somalis inside Al Hidaaya Masjid

Post by The_Patriot »

faqash if you are dabayaco then i do understand your plight but if you are some Gadabursi.
then i know where you are comming from. :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”