Osman Mahmoud militia retake Kudha island
Moderator: Moderators
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
I feel sorry for the P.O.W they will be handed to the Ethiopians who started these days butchering them like animals
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
dhabayacos are funny, those are Urmidigs, some Ba'ayeste and Cagdhers who retok from the Hutus.
I called Kismayo and 1000 Urmidig soldiers left Kismayo for backup, Hutus gonna get roasted.
and Kudha's not Island, it's degan part of Badhadhe, leftside only Marehan (Urmidig, Rer Dini and some Talhe) Cagdhers (Maghbul) and some Hutus like Galjecel and rightside live only Bajuns but their weak.
I called Kismayo and 1000 Urmidig soldiers left Kismayo for backup, Hutus gonna get roasted.
and Kudha's not Island, it's degan part of Badhadhe, leftside only Marehan (Urmidig, Rer Dini and some Talhe) Cagdhers (Maghbul) and some Hutus like Galjecel and rightside live only Bajuns but their weak.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
Urumidig backup
http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=10499wararku waxay intaasi ku darayaan in uu Kismaayo iyo Deegaano kale ay kasocosbonaday gurmad ciidameed si ay u taageeraan ciidamadii shalay lagaga itaalroonaaday.
- zackabdul
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3313
- Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
- Location: The Canadian Artic
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
Kudha Cisman Max'd and Wabeneye tuulo. Why did you guys try to capture it last year if it's your degaan? Remember what happened?CoolPoisons wrote:Urumidig backup
http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=10499wararku waxay intaasi ku darayaan in uu Kismaayo iyo Deegaano kale ay kasocosbonaday gurmad ciidameed si ay u taageeraan ciidamadii shalay lagaga itaalroonaaday.

Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
^^
2,000 Cali Xusayn will be dispatched from Luuq and blast Your Dhabayaco ass to Hell
2,000 Cali Xusayn will be dispatched from Luuq and blast Your Dhabayaco ass to Hell
- zackabdul
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3313
- Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
- Location: The Canadian Artic
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
Murax wrote:^^
2,000 Cali Xusayn will be dispatched from Luuq and blast Your Dhabayaco ass to Hell

Ali Husein Doqons will get lost on the way there.

Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
zackabdul wrote:[Ali Husein Doqons will get lost on the way there.

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
STOP THE LYING ALL OF YOU KUDHAA IS SEMI ISLAND AND THE POPULATION 91% ARE BAAJUUNI 8% MEHERI 1% SOMALI
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
COSTA wrote:STOP THE LYING ALL OF YOU KUDHAA IS SEMI ISLAND AND THE POPULATION 91% ARE BAAJUUNI 8% MEHERI 1% SOMALI
Motherfocker the place is Marehan, who the fock are Meheri?

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
WARYA HAVE YOU EVER BEEN THERE ?OR YOU JUST READ GEDO.NETMurax wrote:COSTA wrote:STOP THE LYING ALL OF YOU KUDHAA IS SEMI ISLAND AND THE POPULATION 91% ARE BAAJUUNI 8% MEHERI 1% SOMALI
Motherfocker the place is Marehan, who the fock are Meheri?
MAREEHAAN CANT SWIM AND KNOW NOTHING ABOUT THE SEAS
IN KISMAYO WHEN THEY SEA ceeb QUBO THEY THINK ITS CAMBAR AND TRY TO SELL IT TO THE NGO IN THE TOWN

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
COSTA u bijj ass, dont let me bijj slap U. Ur only half right, Kudha's majority Bajunis.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
^^this dhabayaco needs some slapping. what fight? U mean when the fleeing Futugadud and Kojar soldiers attacked the Cirobe Ba'ayeste in Burgabo after they were karbashed in Kismayo last year?zackabdul wrote:Kudha Cisman Max'd and Wabeneye tuulo. Why did you guys try to capture it last year if it's your degaan? Remember what happened?CoolPoisons wrote:Urumidig backup
http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=10499wararku waxay intaasi ku darayaan in uu Kismaayo iyo Deegaano kale ay kasocosbonaday gurmad ciidameed si ay u taageeraan ciidamadii shalay lagaga itaalroonaaday.
Kudha's majority Bajunis degan but Cagdhers, Galjecel and Marehans live there.
The gurmad that left Kismayo's Urmidig, the only army in Kismayo and surounding's Marehan army no other army is there.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Osman Mahmoud militia retake Kudha island
Deegaanka la yiraahdo Kudhaa oo ku yaalla Koonfurta fog ee magaalada Kismaanyo una jirta 160km ayaa waxaa ku dagaallamaya Malleeshiyaad ka tirsan Maxkamadaha iyo kuwa ka tirsan Beesha Marreexaan oo gacanta ku haya magaalada Kismaanyo.
Deegaankan oo ay ku yaallaan Dekad dabiici ah oo laga dhoofiyo dhuxusha ayaa dhinaca kale wahay ka mid tahay Jaziiradaha ku yaalla Koonfurta magaalada Kismaanyo. Magaaladan oo muddo kor u dhaaftey 10 sano Saldhiug u ahayd wadaadka la yiraahdo Sheekh Xasan Turki iyo Malleeshiyaad Islaami ah, waxaanay ka guureen markii ay Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ay soo weerareen Ciidamada Itoobiya oo gacan siinaya Ciidamada Dowlladda.
Haddaba markii uu wadaadku halkaas ka guurey ayaa waxaa meesha qabsadey Malleeshiyaad ka tirsan Beesha Mareexaan oo halkaas ka dhoofsada Dhuxusha. Haddaba waxaa maalinimada dorraad dagaal culusi dhaxmarey Malleeshiyaadka halkaas qabsadey iyo Ciidamo ka tirsan Maxkamadaha.iyagoo halkaas ka qabsadey malleeshiyaadka Marreexaan, dagaalkaasna waxaa ku dhinte illaa shan qofood oo ka tirsan Malleeshiyaadka Beesha Mareexaan.
Haddaba Malleeshiyaadka Beesha Marreexaan ayaa markii ay soo gaareen magaalada Kismaanyo dib isu abaabuley iyagoo weerar ku qaadey Jaziiradda Kudhaa oo horey laga qabsadey, waxaana dagaalka maanta dhacey u suurageliyey inay mar kale dib u qabsadaan, waxayna sheegeen inay dileen 5 qofoof, 4 kale oo dhaawac ahna ay gacanta ku dhigeen.
Hase yeeshee masuuliyiinta Maxkamadaha ee Gobolka Jubada Dhaxe ayaan weli arrintaas wax hadal ah ka soo saarin, iyadoo ay arrintani keeni karta xitaa in la weeraro magaalada Kismaanyo oo dagaalkan laga soo abaabuley.
Raashiin Laga Qeybiyey Degmada Awdheeglle.
Degmada Awdheeglle ee ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa raashiin gaarsiisey Hay'adda WFP. Raashiinkan oo loogu talagaley Tuulooyinka hoos yimaada Degmadan oo ay ku nool yihiin dad aad ugu baahan kaalmadaas, ayaan la gaarsiinin Raashiinkaas waxaana Raashiinkaas kala qaatey Maamulka Degmada Awdheeglle iyo Saraakiisha Malleeshiyaadka Degmada.
Iyadoo dadka Maamulka iyo Saraakiisha Degmadani ay dhammaantooda yihiin dadka Degmada u dhashey ayaa haddana nasiib darro Raashiinka dadka dhibaateysan loogu talagaley ayay ka leexsadeen iyagoo dib ugu soo celiyey Gaadiidka halkaas geeyey.
Arrintan Awdheeglle ka dhacdey ayaa mar kasta sidaan oo kale u dhacda, iyadoo taasna ay ugu wacan tahay NGO Maxalli ah oo Raashiinkaas WFP u dhiibtey ayaa waxaa madax ka ah dad ku jira Maamulka Degmada Awdheeglle, kuwaas oo aqoontooda Diimeed iyo midda madanigaba ay aad u liidato aysan jirinna dad la xisaabtama oo ka dhiciya fasaadka ay kula dhaqmayaan dadkooda.
Shaqsiyaadkan ayaa ka mid ahaa dadkii ku bahaloobey dagaalada Sokeeye, iyagoo dhaqanka magaaladana ay ugu horreysey markii ay burbrutey Xukuumadda Dhaxe ee Soomaaliya, waxaana shaqsiyaadkan dadka deegaanku u yiqaaniin "Shaalaleey", taas oo muujineyso in ay yihiin reer miyi oo goor dhow shaar soo gashtey.
Shabakadda Warbaahinta
Aadan Cusmaan
Bokoola@hotmail.com,
http://www.ssunion.net/node/3229

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 30 Replies
- 3160 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 4 Replies
- 1365 Views
-
Last post by Halmog
-
- 0 Replies
- 16 Views
-
Last post by IZNOGOOD
-
- 29 Replies
- 4184 Views
-
Last post by Django
-
- 31 Replies
- 5817 Views
-
Last post by solidworks
-
- 0 Replies
- 367 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 9 Replies
- 786 Views
-
Last post by Rebelxx22
-
- 16 Replies
- 884 Views
-
Last post by zingii
-
- 58 Replies
- 3501 Views
-
Last post by abashir527