Odayaasha Magaalada Kismaayo oo ka Hadlay Dagaaladii ka dhacay Magaalada Muqdisho kuna tilmaamay Xasuuq Ula kac ah.
Submitted by wararka on Tue, 04/22/2008 - 07:00.
Kismaayo .22. April .2008. (Sh.M.Network)- Odayaasha Dhaqanka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa dagaaladii dhawaanaha ka socanayay Magaalada Muqdisho ku Tilmamay Kuwo lagu xasuuqay Dad Rayid ah.
Xubnahani odayaasha Dhaqanka iyo wax garadka ka soo jeeda Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay Dagaaladii maalmihii la soo dhaafay ka socanayay Magaalada Muqdisho iyo dhibatooyinkii loo geeystay Dadka shacabka ah ee lagu dul dagaalamay.
Xubno oday dhaqameedyo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho ay ka dhan yihiin Xuquuqul insaanka isla markaana dhibaatooyin loo geeystay dad shacab ah iyo culumaa'udiin taasina uusan sharciga waafaqsaneeyn in dhibaato loo geeysto dad aan dagaalka qeeyb ka aheeyn.
Mid ka mida Wax garadka Ku nool magaalada Kismaayo ayaa baaq u jeediyay beesha Caalamka iyo weliba dowlada KMG Si wax looga qabto dhibaatooyinkii gabood falada ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho sida uu sheegayo Max'ed Xasan Tooxoow oo ka mid ah wax garadka Magaalada Kismaayo.
Maanta Barqadii waxaa lagu wadaa isku soo bax balaaran oo arintaasi ku qotoma in laga dhigo fagaaraha Beerta Xuruyada ee magaalada Kismaayo kasi oo ay isgu soo baxaan kumanaan kun oo qofood oo ka mid ah shacabka Magaalada Kismayo kuwasi oo ka soo hor jeeda Xasuuqii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo dilkii loo geeystay Dadka shacabka ah iyo Culumaa'udiinka Somalied.
Shabelle Media Network.Somalia.
http://www.shabelle.net/somali/2008/04/ ... -muqdisho-
Odayaasha Magaalada Kismaayo oo ka Hadlay Dagaaladii ka dhac
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Odayaasha Magaalada Kismaayo oo ka Hadlay Dagaaladii ka dhac
Whys Kismayo the only that talk about Mogadishu? Hutus who support Asmara in Hiran, Lower Shabele, Benadir never talk about what just happend in Mogadishu but only the Marehan in Kismayo.
Fockers
Fockers
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Odayaasha Magaalada Kismaayo oo ka Hadlay Dagaaladii ka dhac
[quote="CoolPoisons"]Whys Kismayo the only that talk about Mogadishu? Hutus who support Asmara in Hiran, Lower Shabele, Benadir never talk about what just happend in Mogadishu but only the Marehan in Kismayo.
Fockers[/quote]
Warya you know why?
Since you muriyan have ransacked Calanle.
You seem to be eyeing the left overs in Mogadishu.
Fockers[/quote]
Warya you know why?
Since you muriyan have ransacked Calanle.
You seem to be eyeing the left overs in Mogadishu.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Odayaasha Magaalada Kismaayo oo ka Hadlay Dagaaladii ka dhac
^^lol, we build Mogadishu and Hutus destroyed it, we dont need eye for it U focker.The_Patriot wrote:Warya you know why?CoolPoisons wrote:Whys Kismayo the only that talk about Mogadishu? Hutus who support Asmara in Hiran, Lower Shabele, Benadir never talk about what just happend in Mogadishu but only the Marehan in Kismayo.
Fockers
Since you muriyan have ransacked Calanle.
You seem to be eyeing the left overs in Mogadishu.
I think more Marehan support the Hutus then Cagdhers. Why are Cagdhers silent but Marehan talk about Ethiopian occupation?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Odayaasha Magaalada Kismaayo oo ka Hadlay Dagaaladii ka dhac
[[quote]
Why are Cagdhers silent but Marehan talk about Ethiopian occupation?[/quote]
Did you ever know actions speak louder than words?
Why are Cagdhers silent but Marehan talk about Ethiopian occupation?[/quote]
Did you ever know actions speak louder than words?
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Odayaasha Magaalada Kismaayo oo ka Hadlay Dagaaladii ka dhac
^^i think this focker's fake Cagdher, he must be another dhabayaco claiming Cagdher.The_Patriot wrote:[Did you ever know actions speak louder than words?Why are Cagdhers silent but Marehan talk about Ethiopian occupation?
- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Odayaasha Magaalada Kismaayo oo ka Hadlay Dagaaladii ka dhac
The_Patriot wrote:[Did you ever know actions speak louder than words?Why are Cagdhers silent but Marehan talk about Ethiopian occupation?




-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 410 Views
-
Last post by Bagamundo
-
- 2 Replies
- 300 Views
-
Last post by KUUSH
-
- 6 Replies
- 706 Views
-
Last post by ultimatenemsis
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 867 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 0 Replies
- 397 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 379 Views
-
Last post by SahanGalbeed