Degaanka Kudhaa Oo Ay Maanta Dib U Soo Ceshteen Kooxihii Shalay Laga Qabsaday Iyo Maxaabiis Maanta Lagu Qabtay
Apr 22,2008
by Kudhaa-GEDO-NN
Dagaal qaraar oo Shalay galinkii danbe ilaa saakey aroortii ku dhex maray deegaanka Kudhaa Maleysiyo Beeleed taabacsan Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo ciidamadii maxkamadaha oo maalintii Shalay horey ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Kudhaa ayaa sababayqasaare naf iyo maalba isugu jiro iyo sidoo kale in ay Kudhaa dib u soo ceshtaan xoogagii taabacsaanaa dowladda KMG ah ee Soomaaliya.
Wararka aanu ka heleyno Kudhaa ayaa sheegayo in dagaalkii maanta ilaa xalay kadhacay Kudhaa looga qabsaday ciidamadii taabacsanaa midowgii maxkamadaha ee horey u qabsaday maalin ka hor degaanka Kudhaa maxaabiis dagaal iyo weliba gawaarida dagaalka ee loo yaqiin Tignikada. Waxaana sidoo kale cisbitaalka guud ee magaalada Kismaayo la soo gaarsiiyay tiro dhaawacya ah oo ku soo dhaawacmay dagaalkii shalay labadii galin ka dhacay deegaanka Kudhaa.
Si kasba ha ahaatee, la wareegida deegaanka Kudhaa lagala wareegay ciidamadii Shalay qabsaday ayaa dhabar jab-weyn ku keenayso xoogaga kacdoonka wado oo aan horey u baran in laga qabto maxaabiis dagaal iyo weliba gawaarida dagaalka taasoo ay ka qabtaan ciidamo beeleed taabacsan Dowladda Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.
GEDO-NN-Kismaayo News Desk
http://www.gedonet.com/index.php?news=2878
Urmidig, some Ba'ayeste and Cagdhers karbash Hutus in Kudha
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 321 Views
-
Last post by Voltage
-
- 17 Replies
- 1101 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 10 Replies
- 2205 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 30 Replies
- 3268 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 33 Replies
- 2217 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 11 Replies
- 1097 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 5 Replies
- 2107 Views
-
Last post by Sheikh Mustafa
-
- 2 Replies
- 551 Views
-
Last post by bashe19
-
- 2 Replies
- 2240 Views
-
Last post by bashe19