Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
Jamaal Xasan Sarey Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Inuu Yahay Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gobolka Gedo
Apr 22,2008
byGarbahaarey-GEDO-NN
Jamaal Xasan Sarey oo ah Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Gedo, isla markaana xubin ka ah guddiga maamulka Degmada Belad Xaawo ayaa shaaca ka qaadey inuu yahay mid ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka gudoomiyaha gobolka Gedo oo la doonayo in maalmaha soo socda tartanka doorashadiisu ay ka dhacdo magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
Hadalkani uu Jamaal Xasan waxaa uu ku sheegay xilli uu wareysi siinayey Gedonet isagoo iminka ku sugan Magaalada Garbahaarey ayuu rajo wanaagsan waxaa uu ka muujiyey in uu karti u leeyahay in xilkaasi uu qabto, isla markaana uu kula tartamayo masuuliyiinta kale ee halganka ugu jira in ay xilkaasi qabtaan.
Wxaan aaminsanahay ayuu yiri waxyaabo badan ayan wax ka qaban masuuliyiintii iga horeysay ayaa qorshaha iigu jira ayuu yiri, isagoo dhanka kalena soo hadal qaadey in mudnaanta kowaad uu siin doono xoojinta nabadgelyada gobolka iyo sidii dib loogu soo nooleyn lahaa adeegyada kale duwan ee bulshada oo uu tilmaamay in uu gobolkani uu ka liito.
Mar aan wax ka weydiinay haddii uu ku guuldareysto tartanka doorashada Gudoomiyaha Gobolka in uu la shaqeynayo Mas,uulka ku guuleysta ayuu sheegay in uu diyaar u yahay in uu la shaqeynayo cid kasta oo kaga guuleysata,waxuuna codsadey haddii uu ku guuleysto jagadaasi in lala shaqeeyo.
Si kastaba ha ahaatee degmada Garbahaarey oo lagu wado maalmaha soo socda in ay ka dhacdo DoorashadaGudoomiyaha Gobolka iyolabadiisa ku xigeen ayaa haatan waxaa ku sugan Garbahaarey dhamaan xubnaha maamulada ee dooran lahaa maamulka cusub. Waxa kaliya ee la sugayo aya xubno ka tirsan Baarlamanka FKMG ah ee Soomaaliya, kuwaasi oo ka kalai maanaya magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo maalmah soo socda si ay goob joog ugu ahaadaan.
A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere

Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
Qansa's gonna support him cause he's Ali Dhere.
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
CoolPoisons wrote:Qansa's gonna support him cause he's Ali Dhere.

I wouldn't mind as long as He's responsible. I'd support any leader as long as they're competent.
-
- Posts: 248
- Joined: Tue Aug 22, 2006 10:18 am
- Location: Brag
- Contact:
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
[quote="CoolPoisons"]Qansa's gonna support him cause he's Ali Dhere.[/quote]
You Are Lair
i Know Dis Dude n He's Ree Axmed
sub...Ree Samatar
You Are Lair
i Know Dis Dude n He's Ree Axmed
sub...Ree Samatar
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
^^Ur a focking liar, he's Ali Dhere from BeledHawo.Hidden_Treasure wrote:CoolPoisons wrote:Qansa's gonna support him cause he's Ali Dhere.
You Are Lair
i Know Dis Dude n He's Ree Axmed
sub...Ree Samatar
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
[quote="CoolPoisons"][quote="Hidden_Treasure"][quote="CoolPoisons"]Qansa's gonna support him cause he's Ali Dhere.[/quote]
You Are Lair
i Know Dis Dude n He's Ree Axmed
sub...Ree Samatar[/quote]
^^Ur a focking liar, he's Ali Dhere from BeledHawo.[/quote]
He is indeed Reer Ahmed
You Are Lair
i Know Dis Dude n He's Ree Axmed
sub...Ree Samatar[/quote]
^^Ur a focking liar, he's Ali Dhere from BeledHawo.[/quote]
He is indeed Reer Ahmed
-
- Posts: 248
- Joined: Tue Aug 22, 2006 10:18 am
- Location: Brag
- Contact:
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
[quote="CoolPoisons"][quote="Hidden_Treasure"][quote="CoolPoisons"]Qansa's gonna support him cause he's Ali Dhere.[/quote]
You Are Lair
i Know Dis Dude n He's Ree Axmed
sub...Ree Samatar[/quote]
^^Ur a focking liar, he's Ali Dhere from BeledHawo.[/quote]
You are Focking Faggot Lair Jamaal Xassan Tareey aa Leedahay waa Cali dhere shit
i Know Dis Man Since 96 he was a Great Fighter when we were Al itihad islamic Group

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
Since the mayor Burkuus is Calidheere, I doubt this guy is calidheere as well. I believe he is either Howrarsame or Reer Ahmed. I don't know his background I am not quick to support him just because he is from Beled Xawo or he Calidheere. I can't bring myself to support a stooge so I hope he is not one.
Anyway who else is running other than this dude?
Anyway who else is running other than this dude?
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
^^its 3.
Farey
Cirro
Sarey
Farey
Cirro
Sarey
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
Wish the one who has Marexan interest in heart to win Insha'allah. So we can have peace and our young educated can go back and build thier land. Soon we will have subways (train) and international airport.
Gedo Institute of Technology (GIT) comming soon

- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Jamaal Xasan Sarey Musharixiinta Xilka Gudoomiyaha Gedo
Amiin!S-D-M wrote:Wish the one who has Marexan interest in heart to win Insha'allah. So we can have peace and our young educated can go back and build thier land. Soon we will have subways (train) and international airport.
Gedo Institute of Technology (GIT) comming soon![]()
![]()
We're heading towards the right way Mashallah.
Guul iyo Midnimo Inshallah.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 951 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 8 Replies
- 687 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 437 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 3 Replies
- 927 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 1 Replies
- 556 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 22 Replies
- 3094 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 1 Replies
- 843 Views
-
Last post by ayanleayanle
-
- 1 Replies
- 443 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 395 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 6 Replies
- 771 Views
-
Last post by sahal80