Addis Ababa (AFP) - Ethiopia's Ogaden rebels on Thursday condemned the arrest of two of their top leaders by the authorities of Somalia's northern breakaway Puntland region.
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) - a Somali-ethnic movement which has battled Addis Ababa for two decades - said its leaders were arrested on Tuesday.
"The two ONLF political prisoners were removed by force from their hotel in Garowe in central Somalia by security forces of the Puntland administration," the rebel movement said in a statement.
The rebel group said the two ONLF leaders were then driven in the personal vehicle of Puntland's finance minister back to the Ogaden border and handed over to Ethiopian security.
The Ethiopian government in 2007 launched a massive military crackdown targeting the ONLF in its oil-rich southern strongholds.
Source: AFP, April 24, 2008
Annual Dhabadhilif Test (ADT) Carried Out In Puntland.
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6956
- Joined: Wed Jan 10, 2007 3:18 am
- Location: In Xamar Stealing My Stuff Back
Re: Annual Dhabadhilif Test (ADT) Carried Out In Puntland.
sxb the ONLF ain't all it's made out to be....i have Ogadeen family in Ogadeania who told me the ONLF and the Xabashis way ka daranyihiin....they use civilians as human shields knowing ciidamaha won't hesitate to blast the civilians, they forcefully recruit people sometimes by threatening to shoot them on the spot if they don't join and they regularly kill innocent civilians if they so much as suspect inay jaajuus yihiin.....alot of Somalis in Ogadeenia hate the ONLF as much as they hate the oppressive regime
still, the ONLF that are straight and fighting for freedom and the Somali ppl in Somalia galbeed, Ilaahay arintooda guul ha uga dhigo
still, the ONLF that are straight and fighting for freedom and the Somali ppl in Somalia galbeed, Ilaahay arintooda guul ha uga dhigo
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Annual Dhabadhilif Test (ADT) Carried Out In Puntland.
ONLF is just another corrupt minded power hungary dhabalifis
. screw them!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Last edited by surrender on Fri Apr 25, 2008 9:50 am, edited 1 time in total.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Annual Dhabadhilif Test (ADT) Carried Out In Puntland.
This is fake news,,,,
Puntland: Dawladda Puntland oo beenisay Eed ugu timid ONLF.
25. april 2008
Puntland(AllPuntland)- Dawlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa iska fogeysay warka sheegaya in ay dad udhashay Gobalka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya loo dhiibay Maamulka Addis Ababa.
Wasiirka Maaliyada ee Xukuumada Puntland Dr. Maxamed Cali Yuusuf oo ka hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in warka ka soo baxay ONLF uu yahay mid aan sal & Raad toona laheyn.
Wuxuu sheegay in warkaasi yahay mid been ah aan salna laheyn ,loogana dan leeyahay in wax loogu dhimo Sumcada Dawladda Puntland & Bulshadeeda ayna tahay isku dir cad ,wuxuuna ugu baaqay dadkii warkaasi ka soo baxay in ay raali galin deg deg ah ka bixiyaan.
Wasiirku wuxuu ku nuux-nuuxsaday in uusan arkin meel lugu hayo dadkaasi ,meel lugu qabtey meel lugu wareejinayo isagoo beeniyay in cid ka tirsan Xukuumada Puntland & deegaanada Puntland toona aysanba ka dhicin falkaasi.
Gaagaab wuxuu sheegay in dadka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay joogaan deegaanada Puntland ayna ka ganacsadaan ayna been tahay Warka ka soo baxay Ururka ONLF.
Wasiirkan ayaa sheegay in ay Puntland iskala weyn tahay arimahaasi oo dhan ,isagoo tibaaxay in hadii la doonayo in layska horkeeno Shacabka Puntland & Dawladooda aysan dhaceyn taasi.
ONLF ayaa todobaadkan Warbixin ay soo saartey waxa ay eedayn ugu jeedisay Wasiirka Maaliyada Puntland oo ay sheegtay in uu Itoobiya ugacan lagaliyey dadka Jamhadaasi ka tirsanaa lagana qabtey Caasumada Puntland Ee ( GAROWE).
Lama Hayo wax war ah oo ka Madax banaan dhinacyadan oo arimahan ka hadla ,Puntland ayeysan falalka horay uga dhicin waxa ayna eedaynta ONLF noqoneysaa mid aan wali si rasmi ah loo sugin.
Jamhadan ayaa dagaal xoog leh mudo sannado ah kula jirta Maamulka Meles Zanewi ee dalka Itoobiya ,waxa ayna udagaalameysaa Xornimo ay helaan Gobalada Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.
F. C. Geylan
AllPuntland

yung I've heard of similiar stories............very interesting.
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 479 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 0 Replies
- 222 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 700 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 387 Views
-
Last post by Naaima
-
- 19 Replies
- 1875 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 280 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 350 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 259 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 404 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 2033 Views
-
Last post by Gladiator=