San Diego's First Somali TV

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

San Diego's First Somali TV

Post by Highland »

Good job
Image

WardheerNews:: Marka hore waad ku mahadsan tihiin fursadan qaaliga ah ee ad na siiseen si aanu wax uga ogaano hawsha Idaacada la iska arko ee San Diego iyo dadaalka xoogan ee aad samayseen si markaasi aad dhidibada ugu taagtaan Idaacad la iska karo tii u horeysa ee laga dhiso magaaladan San Dieogo. Hadaba maxay ahayd sababihii idinku kelifay inaad bilowdaan San Diego Somali TV?
Abdisalaam: Waxaan marka hore u mahad naqayaa bahda WardheerNews booqashada qiimaha leh ee ay noogu yimaadeen iyo dadaalka wacan ay ugu jiraan sidii ay ula socodsiin lahaahyeeh shacbi weynaha Soomaaliyeed warbaahinta ku aadan dhacdooyinka Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrikaba.. Intasi kadib waxa jirta in magaalada San Diego ay hoy u tahay dad Soomaaliyeed oo tiradooda lagu qiyaasay in ka badan 10,000. Iyada oo ay jirto muhiimadda ay leedahay warbaahintu iyo baahida loo qabo sidii markaas dadweynaha Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen madal lagu soo bandhigo dhaqanka, aqoon isweydaarsiga iyo barnaamijyada la xidhiidha diinta iyo wacyigalinta dadweynaha, ayaa waxay noola muuqatay in aan aasaasno idaacada la iska arko ee San Diego SomaliTV. Taasi oo u adeegta bulshoweynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaldan San Diego iyo agagaarkeeda.
Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

Re: San Diego's First Somali TV

Post by Highland »

I know the guy who launched this essential airtime of Somali needs. He is from Minneaplis.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”