Farey's gonna win tomorrow Gedo election
Posted: Sun Apr 27, 2008 2:02 pm
Natiijada Cod bixinta Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee ka socota Allgedo oo uu si weyn ugu horeeyo mudane Xuseen Sheekh Cabdi Ismaaciil (Farey) halkan ka daawo...
Sida aad hoos ku arki kartaanba, santuuqa Codbixinta Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa waxaa si weyn ugu horeeya mudane Xuseen Sheekh Cabdi Ismaaciil (Farey) oo muddo 6 saacadood gudahood ah ay u codeeyeen 227 qof, taasoo ah 53% tirada guud ee cod bixisay oo dhan 431 qof.
Mudane Aden Ibraahin Aw-Xirsi (Cirro) ayaa kaalinta labaad ku jira oo ay u codeeyeen 102 qofood, taasoo ah 24% tirada guud ee cod bixisay oo dhan 431 qof.
Mudane Jamaal Xasan Sarey ayaa kaalinta labaad saddexaad ku jira oo ay u codeeyeen 102 qof, taasoo ah 24% tirada guud ee cod bixisay oo dhan 431 qof.
Xasuusin: Qadar daqiiqado gudahood ah ayay tirada u codeysay mudane Farey mar kale cirka isku shareertay, ayada oo ay labada musharax ee kale oo kala ah Muddane Cirro iyo Mudane Sarey hadda haystaan tiro is la'eg. Wali waxaa tiro aan caadi aheyn ku hogaaminaya doorashada Mudane Farey.
NOTE: Haddii ay maanta oo ay taariikhdu tahay April 27, 2008 doorashada gudoomiyaha Gobolka Gedo la qaban lahaa waxaa ku guuleysan lahaa mudane Xuseen Sheekh Cabdi Ismaaciil (Farey.)
Akhriste, waxaan idin xasuusineynaa in ay doorashada socon doonto ilaa maalinta berito ah oo ay taariikhdu tahay April 28, 2008.
Fadlan u codee mid ka mid ah saddexda mas'uul ee hoose kan aad isleedahay wuu mudan yahay in uu noqdo Gudoomiyaha Gobolka Gedo. La soco doorashada waxay dhaceysaa April 29, 2008
http://pub33.bravenet.com/vote/stats.ph ... 2803864864