Jaalijadda beesha Sade ee UK oo u hambalyeeyay maamulka cus
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Jaalijadda beesha Sade ee UK oo u hambalyeeyay maamulka cus
Jaalijadda beesha Sade ee UK oo u hambalyeeyay maamulka cusub ee gobolka Gedo
[2008-04-29 20:42:36] Jaaliyadda beesha Sade ee ku dhaqan dalka UK ayaa waxay u hambalyaynayaan maamulka cusub ee maanta lagu doortay xarunta Gobolka Gedo ee Garbohaaray.
Jaalidda ayaa waxay sidoo kale u hambalyaysaa shacabka iyo wax garadka gobolka Gedo oo moojiyay samir iyo dulqaad muddadii ay socotay hawsha maamul u samaynta gobolka Gedo, ayadoo ay weliba gobolka ka jireen dhibaatooyin badan oo xagga nolosha ah oo ay ka mid yihiin abaaraha iyo arrimo la xiriira ammaanka Gobolka.
Maamulka cusub iyo shacabka gobolka ayaa haatan looga baahan yahay inay si wada jir ah guntiga ugu dhuuqsadaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhibaatooyinka gobolka ka jira isla markaasna loo hormarin lahaa nolosha gobolka dhan kastaba ha ahaatee.
Jaaliyadda ayaa sidoo kale waxay jaaliyadaha dibadda ee ka soo jeeda gobolka Gedo ugu baaqayaan inay si hufan ula shaqeeyaan maamulka cusub ee gobolka isla markaasna ay walaalahood kala qayb qaataan sidii wax looga qaban lahaa xaaladaha adag ee haatan Gobolka ka jira.
Jaaliyadda ayaa ugu dambayntii waxay ugu baaqaysaa beesha Sade ee degta gobollada Jubbooyinka iyo Galguduud in ay ku daydaan tillaabada horumarka leh ee ay maanta qaadeen walaalahooda reer Gedo.
Maamulka cusub ayay jaaliddu Ilaahay uga baryaysaa in uu ka dhigo kuwo xaqa ugu adeega shacabka doortay isla markaasna ay gartaan culayska iyo muhiimadda uu maamulku u leeyahay ayaga iyo shacabka doortayba.
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=646

Re: Jaalijadda beesha Sade ee UK oo u hambalyeeyay maamulka cus
Baaq Lgu Taageerayo Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka GEDO

Apr 29,2008
by London-GEDO-NN
Annigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca bulsho-weynta Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobollada jubooyinka ee ku nool qurbaha, waxaa sharaf iyo farxad noo ah in aan la wadagno guud ahaan shacabka Jubooyinka gar ahan kuwo reer Gedo, guddoomiyaha cusub ee loo doortay gobolka Gedo, Mudane Xuseen Sheekh Cabdi Ismaaciil (Farey) oo maanta oo taariikhdu tahay 29/04/08 lugu doortay magaallo madaxda gobolka Gedo ee Garbahaareey.
Waxan u mahadcelinaya intii gacanta ka geysatay howlaha dib u heshiisiinta iyo maamul u sameynta, taas oo ka soo bilabatay heer degmo ilaa heer gobol oo ay ugu danbayso doorashada guddoomiyaha .
Waxan rejaynaynaa in aan laga leexan dhabaha dib u heshiisiinta iyo maamul u samaynte gobollada Jubooyinka oo dhan. Waxan mar labbad ku faraxsanahay in shacabka Jubooyinka oo dhan ay garowsadeen in aan nabad iyo horumar lugu gari Karin hayb, koox iyo figrad gaar ah ee waxa lugu gaari karo ay tahay midnimo, dib u heshiisiin iyo maamul loo dhan yahay.
Ugu danbayntii qurbo-joogta gobolada Jubooyinka, waxan u soo jeedinaynaa in ay midoobaan oo ay ka baxaan kala qoqobnaanta ka sii hartay dhibaatooyinkii horey u jirey.
Waad Mahadsan tuihiin
A. Gurato
http://www.gedonet.com/index.php?news=2922

Guddoomiyaha Ururka East African Development Organization (EADO) Mr. Aden A. Ali (Colujog) oo baaq taageero ah u diray gudoomiyaha cusub ee gobolka Gedo Xuseen Sheekh Ismaaciil Cabdi (Farey)
Columbus, Ohio (AOL) - Gudoomiyaha Ururka East African Development Organization (EADO) Mr. Aden A. Ali (Colujog) ayaa maanta waxuu dhambaal hambalyo iyo taageero isugu jira u diray gudoomiyaha cusub ee gobolka Gedo maanta oo ay taariikhdu tahay April 29, 2008 loo doortay mudane Xuseen Sheekh Ismaaciil Cabdi (Farey.)
Dhambaalkaan qoraalka ah ee maanta kasoo baxay xafiiska Ururka EADO oo uu ku saxiixnaa mudane Aden ka sokow, waxuu sidoo kale maanta qadka teleefanka kula hadlay Gudoomiye Farey iyo gudoomiye ku xigeenka 1-aad Mr. Maxamed Cabdi Kaliil oo ku sugan xarunta gobolka Gedo ee Garbahaarey, isagoo ugu hambal yeeyay mas'uuliyadda culus ee maanta loo doortay.
Sidoo kale, Mr. Colujoog oo ku hadlaya magaca Ururka EADO ayaa waxuu gudoomiyaha cusub u rajeeyay in uu rabi la garab galo howsha dhibka badan ee maanta loo doortay, isaga oo dhanka kalena ku booriyay in uu bulshadiisa si hagar la'aan ah oo ay xilkasnimo ku dheehan tahay ugu adeego.
Ahmed Farah Abdulahi (Ahmed Yare)
Guddoomiye ku xigeenka iyo Afhayeenka
Ururka East African Development Organization
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
http://www.allgedo.com/Galged/hambalyo2 ... 20news.htm

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Jaalijadda beesha Sade ee UK oo u hambalyeeyay maamulka cus
Jaaliyadda Aarhos Ee Wadanka Denmark Oo Baaq Hambalyo Ah U Diraya Maamulkii Dhowaan Lagu Doortay Ee G/Gedo
Apr 30,2008
byAarhos-GEDO-NN
Hanbalyo balaran oo loo hanbalyaynayo doorashad maamulka sare ee gobalka Gedo oo si wayn loo sugayay, laguna doortay gudoomiyaha gobalka iyo labadiisa gudoomiye ku xigeen Mudane Xuseen Sheekh Cabdi Ismaciil (xuseen faray), Maxamed Cabdi Kaliil iyo Maxamed Xussen Buraale ayaa waxaa Gedonet la soo xariiray oo hanbalyadaasna soo gaarsiiyay jaaliyada Aarhus ee dalka Denmark oo kor u dhafaya boqolaal.
Jaaliyadda Aahus ee wadanka Denmarka ayaa u hanbalyeeyay gudoomiyaha gobalka iyo ku xigeenadiisa waxayna si aad ah u amaaneen sida Dimoqoradiyada ah ee ay u dhacday doorashada iyo horumarka gobalka uu gaaray xagga nabadgalyada mar uu Gedonet la soo xariiray Gudoomiyaha jaaliyada SADE ee magaalada Aarhus ee Denmark Gaboobe Ali Hiirad oo sheegay inay meel isku yimaadeen una soo banaanbaxeen sida fiican ee ay u dhacday doorashada maamulka gobalka Gedo, waxayna ku duceeyeen in ilaahay uu la garab galo shaqada balaaran ee aan fududeen ee u taala gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa.
Dhambaalooyin taa la mid ahina waxaa Gedonet u soo gudbiyay waxgarad iyo aqoonyahanno iyo jaaliyadaha kale duwan oo iyaga oo ilaaheyna uga baryay in maamulkan cusub uu fududeeyo waajibaadkooda loo doortay, shacabka iyo waxgaradkana gobalka ugu baaqay inay la shaqeeyaan oo garab istaagaan maamulkan cusub.
Sanka-GEDO-NN-B/Xaawo
http://www.gedonet.com/index.php?news=2926

- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
- Naaima
- SomaliNet Super

- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: Jaalijadda beesha Sade ee UK oo u hambalyeeyay maamulka cus
CoolPoisons wrote:Jaaliyadda Aarhos Ee Wadanka Denmark Oo Baaq Hambalyo Ah U Diraya Maamulkii Dhowaan Lagu Doortay Ee G/Gedo
Apr 30,2008
byAarhos-GEDO-NN
Hanbalyo balaran oo loo hanbalyaynayo doorashad maamulka sare ee gobalka Gedo oo si wayn loo sugayay, laguna doortay gudoomiyaha gobalka iyo labadiisa gudoomiye ku xigeen Mudane Xuseen Sheekh Cabdi Ismaciil (xuseen faray), Maxamed Cabdi Kaliil iyo Maxamed Xussen Buraale ayaa waxaa Gedonet la soo xariiray oo hanbalyadaasna soo gaarsiiyay jaaliyada Aarhus ee dalka Denmark oo kor u dhafaya boqolaal.
Jaaliyadda Aahus ee wadanka Denmarka ayaa u hanbalyeeyay gudoomiyaha gobalka iyo ku xigeenadiisa waxayna si aad ah u amaaneen sida Dimoqoradiyada ah ee ay u dhacday doorashada iyo horumarka gobalka uu gaaray xagga nabadgalyada mar uu Gedonet la soo xariiray Gudoomiyaha jaaliyada SADE ee magaalada Aarhus ee Denmark Gaboobe Ali Hiirad oo sheegay inay meel isku yimaadeen una soo banaanbaxeen sida fiican ee ay u dhacday doorashada maamulka gobalka Gedo, waxayna ku duceeyeen in ilaahay uu la garab galo shaqada balaaran ee aan fududeen ee u taala gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa.
Dhambaalooyin taa la mid ahina waxaa Gedonet u soo gudbiyay waxgarad iyo aqoonyahanno iyo jaaliyadaha kale duwan oo iyaga oo ilaaheyna uga baryay in maamulkan cusub uu fududeeyo waajibaadkooda loo doortay, shacabka iyo waxgaradkana gobalka ugu baaqay inay la shaqeeyaan oo garab istaagaan maamulkan cusub.
Sanka-GEDO-NN-B/Xaawo
http://www.gedonet.com/index.php?news=2926
Aarhus
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Jaalijadda beesha Sade ee UK oo u hambalyeeyay maamulka cus
^^Naima are Marehan big in Denmark?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 69 Replies
- 14320 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 3 Replies
- 27 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 10 Replies
- 783 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 209 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 524 Views
-
Last post by InaKhalif
-
- 12 Replies
- 1927 Views
-
Last post by malakumod
-
- 1 Replies
- 324 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 564 Views
-
Last post by Ina Baxar