Biography of Adan H. Ayrow.
Moderator: Moderators
Biography of Adan H. Ayrow.
Adan Xaashi Ceyrow waa nin dhallinyar oo dhashay sannadkii 1976. Weliba muuqaal ahaan waxaa uu u eg yahay in uu intaa ka yar yahay, oo waa caato madax xiiran.
Taarikhdii Ceyrow
Sida raga kale oo kooxaha Islaamiga uma eka oo gar iyo shaarib midna ma laha, mana isticmaalin magacyada carbeed ee ay la baxeen qaar badan oo Shabaabka ka mid ah.
Waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay nin ku dheereeya tababbaridda malliishiyaadka, iyo weliba abaabulkooda.
Taas ayaana u sabab ah, in uu qaato magaca ah Macallin Aden.
Macallinnimadaas oo aan loola jeedin tan Quraanka, ee loola jeedo midda dagaalka.
Afghanistan
Mar aan kula kulmay Muqdisho, Macallin Aden wuxuu qirtay in uu ku soo tababbartay Afghanistan.
Macallin Aden waxaa magaciisu soo if baxay, markii ay gurigiisa Muqdisho u dheceen niman Soomaali ah oo ka baayac mushtari jiray wadaaddada lagu tuhunsan yahay in ay ku lug leeyihiin hawlo argagixiso.
Xilligaas wuu ka maqnaa gurigiisa, laakiin waxaa halkaa laga af duubay laba nin oo kale.
Aden waxaa uu markaa sameystay ilaalo hubeysan.
Dagaallada Soomaaliya
Waxaa uu ka qeyb galay dagaalkii Itixaad ay ku qaadday gobollada woqooyi bari ee Soomaaliya horraantii sagaashamaadkii.
Waxaa uu ku jiray dagaalkii Gedo ku dhex maray ciidammada Ethiopia iyo Itixaad bartamihii sagaashamaadkii.
Waxaa uu ka mid ahaa raggii hoggaaminayay dagaalkii Maxkamaduhu ay Muqdisho uga saareen hoggaamiye kooxeedyada sannadkii 2006.
Markii aan weydiiyay ujeeddadiisa ugu weyn ee uu dagaalka ugu jiro wuxuu ii sheegay in ay tahay in dalka lagu xukumo diinta Islaamka.
Wuxuu isku sifeeyay in uu yahay nin aan dantiisu qabiil ahayn.
Wuxuu tusaale iigu soo qaaday in 12 nin oo isaga ilaalineysa aanuu ku jirin mid keliya oo isaga ay isku reer yihiin.
Wuxuu iigu muuqday nin ka duwan hoggaamiyayaasha malliishiyaadka ee aan hore ula kulmay.
Wuxuu gashanaa dharka dagaalka.
Wuxuu sitay qori daba-laab ah.
Waxay wada socdeen saddex nin oo isaga ku muuqaal ah, joog iyo lixaadba, isku sina u labbisan, saf simanna ku wada socda.
Waxaa la iigu sheegay in uu diidi jiray in masawir laga qaado, anna kama codsan.
Waxaan weydiiyay dadka Soomaaliyeed ee Islaamka wada ah sababta kallifeysa in qori loo qaato si Islaam loogu xukumo.
Macallin Aden wuxuu yiri dadku wey doonayaan Islaam in lagu maamulo ee kuwa u diiddan oo ka hortaagan ayaan qoriga u qaatay.
Markii aan weydiiyay ilaa iyo goorta ay soconeysana, waxaa uu yiri, ilaa ay Shareecadu hirgasho ama shafka ay xabbadi iiga dhacdo waan wadayaa.
Macallin Adan, oo ka mid ahaa raga ay Maxkamaduhu aad u qaddariyaan, haddana waxaa uu ku jiray raggii ka goostay Maxkamadaha ee Shabaabka gooni u taagay.
Waxaa uu doonayay in ciidammada Ethiopia oo jooga dalka Soomaaliya aan dagaalku istaagin.
Waxaa kale oo uu sideedaba diiddanaa in dowladda Soomaaliya wax wadahadal ah lala gelo maaddaama uu u arkayay in aanay ku dhaqmeyn Shareecada.
http://www.bbc.co.uk/somali/news/story/ ... file.shtml

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
Tolstoy wrote:Adan Xaashi Ceyrow waa nin dhallinyar oo dhashay sannadkii 1976. Weliba muuqaal ahaan waxaa uu u eg yahay in uu intaa ka yar yahay, oo waa caato madax xiiran.

illahay jannadi fardowsa ha ka warabiyo mujahiidka libaaxa ah ee dalkisii and dadkisi wax walba uhuray including his life

kuwaa naagaha u ah gaalada

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
A Dead Mooryaan Pig
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
cilmiile-salaada & soonka ma iska tiirisay? mar dhexdaa ah baan xasuustaa adigoo leh "27 sano soon & salaad uma aanan dhawaan." how is the jihad coming along, old man? armaad adigoo starbucks ku calaalaya malakul mawt hortaada kuu soo istaagaa, dabadeedna lagu hor geeyaa raggaan aad aflagaadeyneyso?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
Tolstoy
Let us get this through your thick head.... somalia will never fall into the hands of Mooryaan filth bankrolled by apostate Wahaabi homsexuals of Saudi. They will drop like flies by the hundreds, by the thousands ... if need be by the millions.
You will die and then die some more. And you sir will not be allowed to cheerlead for terrorists from the comfort and safety provided by the Western governments whose citizens are being bombed by terrorist scum like Cayrow trained in Bin Laden's camps in Afghanistan.

horta, marka ugu horeysa, dhimashado waa xaq. marka kale, nobody can stop the light of Islam, you can call it wahhabi, you can call it homosexual, at the end of the day, its nuurka Alle. many have tried to turn out this light including your hero Attaturk, only to die a humiliating death, therefore, its unnecessary for you to make such absurd claims of trying to wipe out the light that has come to Somalia. it will stay long before your old bones have turned to dust, inshallah.Cilmiile wrote:Tolstoy
Let us get this through your thick head.... somalia will never fall into the hands of Mooryaan filth bankrolled by apostate Wahaabi homsexuals of Saudi. They will drop like flies by the hundreds, by the thousands ... if need be by the millions.
You will die and then die some more. And you sir will not be allowed to cheerlead for terrorists from the comfort and safety provided by the Western governments whose citizens are being bombed by terrorist scum like Cayrow trained in Bin Laden's camps in Afghanistan.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
The light of Islam has been burning bright in Somalia for 1400 years. Cayrow is part of the conspiracy of theft that defrauded and bankrupted the Dalsan money transfer business. How can a thief Mooryaan pig be part of the enlightenment of Somalis. He is a two bit opportunistic scum fromt he dessicated Galgaduud who wanted a life better than hunting for a gocoso plant to ease his hunger pain. But everything goes back to their origins. It is fitting that he died in Dhuusamareeb hovel from whence his horde of thieving murdering Mooryaan scum ventured forth. Next is Indhacadde, another Dhuusamareeb Mooryaan scum who terrorized the peaceful people of Merca ( Arabs and Mujaahid Biyamaals).
The end is nigh. No more fowdo bilaa Nidaam. There is a hell to pay and the forces of Darkness and infamy are on the run. They may do so, but there is no place to hide.
The end is nigh. No more fowdo bilaa Nidaam. There is a hell to pay and the forces of Darkness and infamy are on the run. They may do so, but there is no place to hide.
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
Cilmiile-no need with the melodrama. we both know Ceyroow was never a mooryaan, you saw his biography, even the Americans who have accused him of terrorism, have never accused him of thugery. now, on the other hand, you faithfuly support the same thugs & mooryaan who have turned our beautiful Muqdisho in to a hell-hole. you praise these men and call them comrades in your government, while we all know they should be frying for their crimes against many people.
it burns you, because while you spent more than half of your life as a cheerleader and an islamophobe, men like Ceyrow & Xassan Turki have spent that time defending the honor of their religion and their land. in a way, you envy the young man, because he died at the hands of kuffaar because of his religion, while you will most likely die defending scumbags and warlords. its never too late to repent.

- SomaliNet Super
- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
Such good news came out of Somalia today, thank heavens. Hope all those Mooryan fake Muslims also know their fate! 

Re: Biography of Adan H. Ayrow.
talking like a simpleton does no harm to the dead man, it only solidifies his position in society and further demonstrates your immaturity.Alluring wrote:Such good news came out of Somalia today, thank heavens. Hope all those Mooryan fake Muslims also know their fate!

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
Tolstoy, continue to cry and weep for the dead man. The fake, TERRORIST who made implemented lies into young children. Those type of people will not survive in Somalia.
Let me give you a tissue! You'll be needing it, A LOT.
I told Mooryans they could use, warlords, or other means but once you put something so precious as a religion into full front, Allah (SWT) will punish those who bring falsehoods.
Today feels like August 2, 1996.

- Brav3Heart
- SomaliNetizen
- Posts: 668
- Joined: Sat Jul 14, 2007 10:30 pm
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
Tolstoy sxb waxbo ha isdaalinin, these people are argueing for the sake of qabiil. You cant see eye to eye.
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
Alluring wrote:Tolstoy, continue to cry and weep for the dead man. The fake, TERRORIST who made implemented lies into young children. Those type of people will not survive in Somalia.
Let me give you a tissue! You'll be needing it, A LOT.
I told Mooryans they could use, warlords, or other means but once you put something so precious as a religion into full front, Allah (SWT) will punish those who bring falsehoods.
Today feels like August 2, 1996.
Do you oppose the warlords? cause you portray them as bad in your last posts here even though your extremely emotional reaction to a dead man points to a different calculus. I am confused, where do you stand?
Re: Biography of Adan H. Ayrow.
Alluring-stop lying to yourself, you support hawiye warlords, in fact you openly & proudly call them TFG, do you want me to remind you? as for brainwashing kids, I posted a video of kids as young as 12 using drugs & jerking off to porn wearing the TFG uniform and doing A.Yusuf's deeds for him, while he cares not about their fate. you saw the video with your own eyes. those are the TFG you so vehemently support consisting of the same mooryaan & warlords who have made you homeless and delusional.
horta, how can you claim to hate hawiye, when you love their mooryaan & warlords and you continue to praise them? you can't have it both ways, you either hate them all together or you don't, clarify yourself here. how does it feel to support the same warlords who chased you out of Xamar cade, while you foolishly giggle over the death of a young man, who never took part in the civil war, never chased you out of Xamar? delusional, much? i thought so.

Brav3Heart wrote:Tolstoy sxb waxbo ha isdaalinin, these people are argueing for the sake of qabiil. You cant see eye to eye.
You are right saxib, if people are driven by clanish resentments, it is pointless to waste time on them wallahi.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 30 Replies
- 218 Views
-
Last post by Shirib
-
- 9 Replies
- 4178 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 2 Replies
- 489 Views
-
Last post by General_Farax
-
- 1 Replies
- 655 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 3 Replies
- 345 Views
-
Last post by Firefly
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 7 Replies
- 701 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 27 Replies
- 3558 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 5 Replies
- 933 Views
-
Last post by Voltage
-
- 22 Replies
- 1793 Views
-
Last post by James Dahl