Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
siciid harti
Posts: 164
Joined: Mon Aug 13, 2007 12:34 pm

Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by siciid harti »

dhamaantiin waan idin wada salaamey meelkasta oo aad joogtaan bacda salaan

markaan kasoo qaxney magaalada muqdisho burburkii qaranka kadib ayaan waxaan qax ahaan u nimid anagoo ah qoysas badan degaan tuulo aan dagaan ahaan uleenahay oo kutaala dhulka hawdka ah ee gobolka sool maadama aan dhulkayagii iyo dagaankayagii aa nimid waxaan mudo iskasoo dhex mushaaxney dhulka miyiga ah ee hawdka kuyaala


Maalin maalmaha kamida anagoo dhex joogna geel badan oo horweyna oo aabahay leeyahay ayaa geela waxaa kujirta hal lagu magacaabo gobaad oo geela katirsan

hashaas lagu magacaabo gobaad waxa uu aabahay igu magacaabey aniga oo uu igu yidhi adiga ayaa iskale waagaas waxaan ahaa nin yar isla markaana aan miyiga waxba ka garaneyn

waxaa imika kasoo wareegtey wakhtigaas mudo dheer oo laga joogo 17 sano waxaan doonayaa dhawaan inta aan tago in aan kawar doono hasheeydii iyo inta geela ee aniga igu magacaaban isla markaana waxaan doonayaa in aan gooni ula baxo oo aan anigu dhaqdo 8) 8) 8)
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Executive »

Rageedi :up: :lol: :lol:
Hobeey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 778
Joined: Wed Jan 02, 2008 3:09 pm
Location: Darwiishland: Laascaanood,Caynaba,Taleex,Xudun,Boocaame,Yagori. Blessed Ma Is Tidhi..

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Hobeey »

:up: :up:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Xamud. »

Dude Awoowgay wuxuu aniga is siiyay Geel(two actually) Waxaan u bixiyay Calyaq iyo Maandeeq
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Cawar »

How long do geels live btw??

Sheekadadu waa kwii bugagta oo kale...long time ma aan maqlin sxb. but good luck with hashadi. :up:
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by MJ-Pride »

Why are you going back to Geeljire lifestyle after being in the west? Just go and get your camels to and sell it to my uncle in Burtinle who's the biggest camel trader in Puntland
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Xamud. »

Cawar
Atleast 10-15 years I think if not longer.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Cawar »

Xamud. wrote:Cawar
Atleast 10-15 years I think if not longer.
Then sacid harti's hal is either too old or too dead by now.. :mrgreen:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Hyperactive »

i was given baby geel 2 years ago when i went miyiga
gelkeyga waba dintay ba layiri
i think they tricking me.
wey iska gashen geelkeyga ama wey ibsadeen.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Cawar »

hyperactive wrote:i was given baby geel 2 years ago when i went miyiga
gelkeyga waba dintay ba layiri
i think they tricking me.
wey iska gashen geelkeyga ama wey ibsadeen.
:lol: :lol:

Dee gaajo baa ka jirta dhulkii..
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Hyperactive »

lol i know iney dib ka jirto mesha
balse they had a lot of geel
keyga iney iska dayan ban rabay.
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by xidigow »

hyperactive wrote:lol i know iney dib ka jirto mesha
balse they had a lot of geel
keyga iney iska dayan ban rabay.
Adeer waad iga qoslisay. Same thing happened to me. Ayeeydey AUN baa hada ka hor hal reman i siisay, wakhti badan ka dib ayaan waxaa la ii sheegay in geelaasi u ilaa 30 dhaafay, laakiin qaarnay waa iga cuneen, qaarna waa gadgateen. Waxaan Mareykan ka soo orday oo imid isagoo 7 uni ka hartay. Anyway, hada wuxuu iimarayaa 15.
siciid harti
Posts: 164
Joined: Mon Aug 13, 2007 12:34 pm

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by siciid harti »

cawar hashii aan geela kulahaa ee lagu magacaabayey gobaad waxaa la iisheegay markii iigu danbeysay in ay nooshahay hase yeesee waxaa laga yaabaa hadii ay gaboowday in ay waxay dhashay iyo wixii ay sii dhaleen ay ii tarmeen isla markaan ay gaadhi karaan geel badan maanta kuwaas ayaan ku xisaabtamayaa in aan dhaqdo
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by salafi_student »

What a good idea, I just wish I could go back to taleex and ride those beautiful horses from my ancestors Darawish, who bravely fought against the colonial invaders with little more than per-hands.

May Allah have mercy on them!
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Hawd Iyo Hasheeydii Gobaad Ee Aan Geela Kulahaa !!!!

Post by Executive »

salafi_student wrote:What a good idea, I just wish I could go back to taleex and ride those beautiful horses from my ancestors Darawish, who bravely fought against the colonial invaders with little more than per-hands.

May Allah have mercy on them!


Amiin Amiin

The Nugaal Valley horses are precious indeed
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”