Roobab kii Gu'ga oo ka Bilawday Gobolka Waqooyiga G/gaduud

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Roobab kii Gu'ga oo ka Bilawday Gobolka Waqooyiga G/gaduud

Post by CoolPoisons »

Roobab kii Gu'ga oo ka Bilawday Gobolka Waqooyiga G/gaduud Qaas ahaan Deegaanka Caabudwaaq oo ay ka Jirtay Abaaro Baahsan.



Roobabkii Gu'ga ayaa waxaa ay ka curteen qaarka mid ah degmooyinka Gobolka waqooyiga G/gaduud, roobabkaas ayaa waxaa ay xalay ku Da'een magaalada Caabudwaaq iyo tuulooyin badan oo hoos yimaada.



Waxaana ka mid ah meelaha sida wanaasgan uu roobku uga da'ay

1- Caabudwaaq

2- Tuulada Golweeyn

3- Tuulada Burgoosoole

4- Tuulada Badrool daadis

5- Tuulada Raqo

6- Tuulada Buula leey

7- Tuulad Gal maygaag

8- Tuulada Digixyo

9- Tuulada Booraan Cad iyo Tuulooyin farabadan oo kale



Dadka ku dhaqan deegaamadaas ayaa waxaa ay la ildarnaayeen abaaro Baahsan ku waasoo dhibaato weeyn ku hayay dadka iyo deegaanka waxaana ku baaba'ay abaartaas kumanaan kun oo xoola ah sidoo kale waxaa u dhintay gabar 8- jir oon iyo haraad.



Dadka ku dhaqan deegaamadaas ayaa waxaa ka muuqda farxad & rayu ray iyagoo sidii in ay tahay ciid oo kale ay iskugu bishaareeynayaan roob ayaa ka da'ay tuuladaas waxaa uu galiyay biyo wanaagsan" iyo hadalo kale oo muujinaya sida ay ugu faraxsan yihiin nimcade uu alle ku manaystay.



Allwadani@live.com Caabaudwaaq

http://www.allwadani.com/allwadani%20ne ... y(450).htm
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Roobab kii Gu'ga oo ka Bilawday Gobolka Waqooyiga G/gaduud

Post by QansaGabeyle »

Alxamdullillah.
User avatar
precious_dyme
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2103
Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
Location: SOMALIA 21/10/69

Re: Roobab kii Gu'ga oo ka Bilawday Gobolka Waqooyiga G/gaduud

Post by precious_dyme »

Mashallah.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”