Page 1 of 1

Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:01 pm
by kambuli

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:04 pm
by The_Emperior5
kambuli adiga buuurtii sayidka baan ku saaraya markaan lascanood wadda qabano

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:05 pm
by Enlightened~Sista
maybe if i had a death wish :D

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:06 pm
by kambuli
Emperior,

Did you walk? I don't think so, maybe you are too scared to do the walk...

Is there a Buurtii Saiyadka in Las-Caanood? :?

Enlightened sis,

Anigu fuley baan ahayoo, aad baan u baqay markii aan daawanayey..

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:09 pm
by The_Emperior5
afcourse sayidka kuurii jiiray sayidku intuu buurta karroow ayuu dhulozka uu wacdii jiiray siidii nabiigu qureshta arafat uu kurri jiiray :lol: all the dhuloz kufurtii bilaahi waka ustaadki sayidkii
damn u you dont even know your own city lasanod

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:10 pm
by kambuli
Emperior,

Bad baad jafaysaa :lol: :lol:

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:12 pm
by Advo
I have walked in worse buuro armed only with dacas and macawiis.

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:12 pm
by The_Emperior5
kambuli wrote:Emperior,

Bad baad jafaysaa :lol: :lol:

bad uuu kaadii ma dabaallan karre eeh

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:13 pm
by Enlightened~Sista
kambuli..try sky diving mar dambey heightka kama baqaysid :up: :mrgreen:

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 5:48 pm
by kambuli
Advo,

Where us that?

Enlighted,

Skydiving aah? Ma waalantahay? Waxaas waan ka baqadaa.. :lol:

Re: Would you walk this?

Posted: Wed May 07, 2008 6:27 pm
by Stylez_T
That's nothing no man witnessed struggles I survived.