Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Diyeeshaha_Tolka »

qasaarihii ugu badnaa ee bishan may oo soo gaartay xabashida maanta..

http://www.shabelle.net/somali/2008/05/ ... aalada-buu

3 urala ah oo loga gubay in u dhaxaysa buurhakaba iyo leego..

ciidama raashiin u siday kuwo kale oo looga laayey isgoyska towqfiiq

http://www.shabelle.net/somali/2008/05/ ... o-ka-mid-a
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Alchemist »

Allahu Akbur.. :up:

Good news for the muslims...

Bad news for the kuffar and Hypocrites :mrgreen:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Diyeeshaha_Tolka »

walaahi they dying for hunger the poor xabashi ..maalin walba markii biyaha iyo rashin loo soo qaado wadada ayaa loo fadhiyaa..
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Alchemist »

Diyeeshaha_Tolka sxb horta how are xamar neighborhoods divided..

I know Abgal mostly live in the north..

Are most neighborhoods mixed, who lives where?

My house is in Holwadaag :up:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Diyeeshaha_Tolka »

sxb most neighborhoods are mixed except kaaraan, and dayniile labadaasi degmo ayaa lagu ogyahay in ay daganyihiin qabiilo gooni ,,the rest waa isku qasan yihiin

laakin north xamar wali qof Hg ma dagi karo laakiin qabiiloyinka kale waa caadi..
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Alchemist »

Diyeeshaha_Tolka wrote:sxb most neighborhoods are mixed except kaaraan, and dayniile labadaasi degmo ayaa lagu ogyahay in ay daganyihiin qabiilo gooni ,,the rest waa isku qasan yihiin

laakin north xamar wali qof Hg ma dagi karo laakiin qabiiloyinka kale waa caadi..
So our property in Medina is gone :?

Im guessing HG mostly in Hodan and Holwadaag.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Diyeeshaha_Tolka »

Alchemist wrote:

medina is not part of north xamar

medina qeeb kamid ah waxa haystay muuse suudi qeebta kalena waxaa joogay hg, marka gurigiina qeebta uu yaalo ayey ku xirantahay,,

hg mainly waxay dagaan xaafada waxar cade iyo huriwaa and part of hodan and hawlwadaag
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Alchemist »

In holwadaag our neighbors are this xawaadle family, a sheikhal family and one of Husien Caydiids houses is like 2 seconds away from ours :lol:

but he aint there at the moment. :mrgreen:

where in xamar is your home?
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Qasaaradii ugu badneed XABASHIDA soo gaaray maanta

Post by Diyeeshaha_Tolka »

Alchemist wrote:In holwadaag our neighbors are this xawaadle family, a sheikhal family and one of Husien Caydiids houses is like 2 seconds away from ours :lol:

but he aint there at the moment. :mrgreen:

where in xamar is your home?

sxb aniga reer towfiiq ayaan ahay near the stadiumka ayey familkayga daganyihiin.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”