Page 1 of 1

SOME RESEARCH ABOUT THE PEOPLE WHO SPEAK AF SOMALI

Posted: Mon May 12, 2008 5:01 pm
by The_Emperior5
Daarood: wuxuu dhashaa Isagoo Somaliya wuxuuna koraa isagoo Dawlada wuxuuna dhintaa Isagu Xukun doon doonaya (waxaana Xaal ka raba Dawladnimo )


Hawiye: wuxuu dhashaa isagoo Somaliya wuxuuna koraa isagoo dadaallaya wuxuuna dhintaa isagoo waxba aan fahmin ( waxaana xaal ka raba Nabad & Hub )

Isaaq :wuxuu Dhashaa isagoo Somaliya , wuxuu ku koraa Isaaqnimo wuxuuna dhintaa isagoo hadlaya
( waxaana Xaal ka raba Hadal, Hubsiimo la aan & Qabyaalad )

Digil & Xururufle : waxay dhashaan iyagoo Soomaliya, waxayna koraan iyagoo tabcanaya( muruqmal ah ) waxayna dhintaaan iyagoo tuugsanaya..( waxaana Xaal ka raba wax soo saar )


Gadabursi: waxuu dhashaa isagoo Somaliya wuxuuna koraa isagoo doqon ah wuuna dhintaa isagoo aan la fahmin wuxuu rabo ( waxaana xaal ka raba isaaaq )


Madhibaan ,Midgaan, Tumaal, Yixir, Jareer,Baajuun Gabooye: waxay dhashaan iyagoo Somaliya waxayna koraan iyagoo dulman waxayna dhintaan iyagoo islaama (muslim ) aakhirana aan Soomaali abaal u hayn.
( Waxay xaal ka rabaan Soomali oo dhan )

Dir-konfureed: wuxuu dhashaa isagoo Soomaliya waxay koraan iyagoo is ree miyi ah waxayna dhintaan iyagoo aan raysamaal haysan ( waxaa xaal ka raba Xoolo iyo Biyo )

Cadcad, Reer Xamar, Barawaani, Shaashi,Gibillcad:waxay dhashaan iyagoo xadaarad leh waxayna koran iyagoo Ajanabi isku haysta waxayna dhintaan iyagoo is lugoynaya.
( waxaana xaal ka raba is dhexgal )

Re: SOME RESEARCH ABOUT THE PEOPLE WHO SPEAK AF SOMALI

Posted: Mon May 12, 2008 5:06 pm
by Executive
So True


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: SOME RESEARCH ABOUT THE PEOPLE WHO SPEAK AF SOMALI

Posted: Mon May 12, 2008 5:28 pm
by djibsomali
waryaah if you hate so much samarone.

Be specific and take the figth to them
instead of changing topics created in their website.

Qabilist will never cure and die inferior:

http://saylicipress.net/?p=702

Re: SOME RESEARCH ABOUT THE PEOPLE WHO SPEAK AF SOMALI

Posted: Mon May 12, 2008 5:32 pm
by The_Emperior5
who hates samaroon no one hates dem i got it from Somaliuk.com lol

Re: SOME RESEARCH ABOUT THE PEOPLE WHO SPEAK AF SOMALI

Posted: Mon May 12, 2008 10:10 pm
by xidigow
:o :o :o
Some of them are so true. Isaq & Cad are right to the point. But some are understatment.