Page 1 of 1

<REALGEDO.BLOGSPOT.COM>HA JOJISO DACAAYADDA RAKHIISKA AH

Posted: Tue May 13, 2008 11:56 am
by whitewell
Ilama aha in loo dul-qaadan karo waxyaabaha ay REALGEDO oo GEDOWEB affiliate ahi qoreyso maalmahan khaas ahaan dacaayadda madaxda qaranka iyo tan gobolkaba

Re: <REALGEDO.BLOGSPOT.COM>HA JOJISO DACAAYADDA RAKHIISKA AH

Posted: Tue May 13, 2008 12:00 pm
by whitewell
whitewell wrote:Ilama aha in loo dul-qaadan karo waxyaabaha ay REALGEDO oo GEDOWEB affiliate ahi qoreyso maalmahan khaas ahaan dacaayadda madaxda qaranka iyo tan gobolkaba
Ma jirto cid iska wadan karta dacaayad iyo qiimo-ridis intaa le'eg. Waxaan Gedoweb iyo realgedo.blogspot u soo jeedinayaa in aysan target-gareyn shakhsiyaad ee ay siyaasad caam ah ka hadlaan.

Re: <REALGEDO.BLOGSPOT.COM>HA JOJISO DACAAYADDA RAKHIISKA AH

Posted: Tue May 13, 2008 12:04 pm
by whitewell
Ciddii qof madax ah wax ka tabanaysa si toos ah ha ula hadasho, laakiin ma wanaagsana 'below the belt' dacaayad ah in la post-gareeyo.

Re: <REALGEDO.BLOGSPOT.COM>HA JOJISO DACAAYADDA RAKHIISKA AH

Posted: Tue May 13, 2008 12:10 pm
by whitewell