Breaking news Hutus and Rer Garad will be karbashed
Posted: Sun May 18, 2008 11:48 am
Ciidamada Amaanka Magaalada Kismaayo oo La geliyay Heegan Sare
Heegankani Balaaran ee La Geliyay Ciidamada Amaanka Ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu ka Dammbeeyay Kadib markii Ciidamo Taabacsan Kooxda al shabaab ay Soo Gaareen Deegaanada Waqooyi Ee Magaalada Kismaayo Waxaana Dadka Deegaankaasi ay Sheegayaan in ay Ciidamadaasi u Soo Rugaansadeen Dhinaca Magaalad Kismaayo iyadoo Haatana la Dareemayo abaabul Badan oo ay Wadaan Xubno ka Tirsan Xildhibaanada DFKMG ah Eek u sugan Magaalada Kismaayo oo uu Horkacayo Xildhibaan Bare Hiiraale .
Gebi ahaanba Golayaasha Siyaasada iyo udiga Fulinta Magalada Kismaayo ayaa Maantayto kulamo ay Qaateen waxaa ay ku goaansaden sidii ay u weydaari lahaayeen Dagaalka Haatan Ay Wadaan Midowga Maxaakiimta Xoogagooda Kala gedisan Gaar ahaana Xarakada alshabaab .
Magaalada Kismaayo ayaa sahameynta ugu Balaaran Waxaa ay Tahay Markii ay Qabsadeen Midowga Maxkamadaha Islaamka Degmada jilib ee gobolka J/Dhexe iyagoo uga soo Talabay Meelo ka Tirsan Gobolka Jubada Hoose meel aan sidaas uga sii Fogeen Magaalada.
Warku waxaa uu intaasi ku darayaa Heeganka Ciidamada Lageliyay In uu Yahaay Ki Ugu sareeyay Ee Awid Soomara Magaalada .
Maxamed Salaad Cabdulle
SBCInternational- Kismaayo
http://allsbc.com/view.php?articleid=4943