Page 1 of 1
laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 6:14 am
by bircanjeero
Haddii aad ku sirmato naag horey loo soo cuni jiray oo aad qaraabo tihiin ilmana ay kuu shasho ninka cuni jirayna aa taqaanid ma furi lahayd mise waa qabi lahayd
1- Haddii aad qabtid ninkii cuni jiray maalin walbo waa kaa hir imaanaa oo siku xaafad aa tihiin
2-Haddii aad furtid ilmahaagii ayaa kaa dayacmaayo marka midee ayaad ku dadaali lahayd ?
Fadlan jawaab cad ka bixi sida ay lula tahay
Re: laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 6:23 am
by Angelin@
Heedhe grow a penuZ or get lost!
Re: laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 7:22 am
by Qumanyoo
Re: laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 7:22 am
by Abtiga
Bircanjeero, depends on her present conduct. If she is good woman with dignity, her past is of no importance. The kids must be the focus. Raise them well.
Re: laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 7:28 am
by HELWAA
Arent you the one who posted the same topic in women section..isbaaro somthing was ur nick....i will give the same answer i gave you yesterday...IS DALDAL.

Re: laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 11:05 am
by Madd_Scientist_
Are you hanad by any chance?

Re: laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 11:09 am
by suga_n_spice
anigu waxaan kugula talin lahaa. in aad xaaskaga la joogtid oo ilmahaaga korsatid. waxan waa aduunyo. ha dayicin reerkaaga
Re: laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 12:38 pm
by sheekh-Farax-zero
suga_n_spice wrote:anigu waxaan kugula talin lahaa. in aad xaaskaga la joogtid oo ilmahaaga korsatid. waxan waa aduunyo. ha dayicin reerkaaga

Re: laba daran mid dooro
Posted: Mon May 19, 2008 1:02 pm
by kambuli
Subxaana Allaah...Wallaahay waa xaalad adag
Ma hubtaa walaal inay nagtu ahayd kuwa suuqa ama "REER MAGAAL"..Are you 100% sure...If you are sure 100% is she still fooling around with the same guy inleyn waa "Candho Is Baratay Eh"
