Page 1 of 1

Sacab Timo ma laga dayay

Posted: Wed May 21, 2008 9:52 am
by biko
waar maya dhe!

:lol:

only my cuz from Bari down under will know what habar magaado is talking about!

Re: Sacab Timo ma laga dayay

Posted: Wed May 21, 2008 10:00 am
by suga_n_spice
anigu heedhe waxaad sheegeysid ma fahmin

Re: Sacab Timo ma laga dayay

Posted: Wed May 21, 2008 10:04 am
by kambuli
Yeah.... :up: Waa calaacashaa oo timo kasoo baxeen :?

Re: Sacab Timo ma laga dayay

Posted: Wed May 21, 2008 10:09 am
by biko
kambuli

anigana suga ima fahmin

adna ku fahmi waayey ee bal ii jilci abaayo.

Re: Sacab Timo ma laga dayay

Posted: Wed May 21, 2008 10:13 am
by suga_n_spice
:lol:

dee maanu is fahanno

Re: Sacab Timo ma laga dayay

Posted: Wed May 21, 2008 1:08 pm
by kambuli
Biko,

You don't need to understand me walaal, I was correcting the topic of the thread as ut is a well known proverb or I should say Idiom..

Re: Sacab Timo ma laga dayay

Posted: Wed May 21, 2008 1:09 pm
by Gatspy
:lol: :lol: :lol: Isfahanku waa qaali, go on guys this funny