Politics Somaliland style

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Politics Somaliland style

Post by SahanGalbeed »

Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka oo Heshiis Ka Gaadhay Doorshoyinka


Xukuumada Somaliland iyo xisbiyada Mucaaridka ah ayaa ku heshiiyay wakhti cusub oo ay isla garteen in la qabto Doorashooyinka deegaanka iyo Madaxtooyada .
Kulan Qado iyo Fadhi loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada ayaa waxa ay ku heshiiyeen in doorashada Deegaanka la qabto 15/12/2008 halka Doorashada Madaxtooyadana ku heshiiyeen in la qabto 15/03/2009
Xukuumada waxa uga qayb galay :
1/UDUB
Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin

Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin

Xoghayaha Guud ee UDUB Mudane Maxamed Ismaaciil Bulaale

Wasiirka Maaliyada Mudane Xuseen Cali Ducaale Cawil

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane C/laahi Ismaaciil Cirro

2/Xisbiga KULMIYE waxa uga qayb galay:

Gudoomiyaha KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo
Mudane C/raxmaan C/qaadir
Mudane Muuse Biixi Axmed

3/Xisbiga UCID waxa uga qayb galay:

Gudoomiyaha UCID Mudane Faysal Cali Waraabe
Mudane Xasan Xuseen
Mudane Maxamed Xasan Baashe.

Dhinaca kale waxa ay wada hadaladu u socdaan si fiican , waxana loo balamay ballan dambe oo lagu sii falan qeeyo arrimahan.
User avatar
quantum
Posts: 97
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mathematically Concluding the 2 State Reality

Re: Politics Somaliland style

Post by quantum »

Civilized and cultured with the interest of the nation at heart.

May allah forever protect us from ignorance and arrogance.

amiin
User avatar
Broccoli
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 346
Joined: Sun Mar 30, 2008 9:13 am
Location: between cabbage and tomatoes

Re: Politics Somaliland style

Post by Broccoli »

Why are you guys stuffing such blatant lies in the throats of the public? There is no 'democracy' behind these current developments. Theres bribery. Alot of the members of the 'opposition' and others who were disappointed at the ruling regime have been paid, actually a specific million dollar budget had been allotted to soften and tranquilize these groups and voila - all of a sudden they've reached a concensus. This is nothing unusual in terms of politics as such actions are prevalent even in the US (although it is structured in a different way and has other terms).

However, I'll give the Somalilanders credit for keeping it all discretionary on a certain level. I'm sure some of you dumbtwats here really are convinced that this is solely due to the superior political prowess of the 'Somalilanders'.


P.S Dont try to kidnap or assassinate me cause I'll get you before you get me.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Politics Somaliland style

Post by SahanGalbeed »

Bal ninkaasi ayuu la haysta ii sheega ?
1/"Bribery" weeye waxani ayuu horta yidhi
2/Haddeena wuxu yidhi " waa iska caadi oo Maraykan bay xitaa ka dhacda "
3/Mar kale na wuxu yidhi " laakin si wacan bay yeeleen oo hoosahaan bay arrintan ku dhameeyeen"
4/Haddana waa ka laabtay hadalkiisa oo wuxu ku daray " kolleyba waxaan huba inaad ummadda kale wax dheerthin baad is mooddeen"
5/ hadalkiisa na wuxu ku soo xidhay
P.S Dont try to kidnap or assassinate me cause I'll get you before you get me.
Adeer mid ma kuu sheega anigu --> orodoo wax ku wasa meelaha ka doono , waad yara wareertay, waxaad tahay ma ogin anagu!!
:lol:
User avatar
Mystic_Angel
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4308
Joined: Mon Nov 28, 2005 7:21 pm
Location: we are the living graves of murdered beasts, how can we expect any ideal conditions on somalia?
Contact:

Re: Politics Somaliland style

Post by Mystic_Angel »

afsomaligagu wa khatar. :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Politics Somaliland style

Post by SahanGalbeed »

Oh thank you :rose:
eternauta
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1167
Joined: Wed Mar 26, 2008 6:45 pm

Re: Politics Somaliland style

Post by eternauta »

Wax Somaliland la yidhaahdo ma jidhto :!:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Politics Somaliland style

Post by gemini07 »

am i the only one that doesn't care if somaliland becomes independant :lol:
User avatar
garowegal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Thu Dec 27, 2007 12:09 am

Re: Politics Somaliland style

Post by garowegal »

loooool gemini @ your avatar ha ha ha :lol: :lol: :lol:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Politics Somaliland style

Post by surrender »

gemini07 wrote:am i the only one that doesn't care if somaliland becomes independant :lol:

i second to that gemini
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Politics Somaliland style

Post by ModerateMuslim »

politics in :somaliland: = can't take care of the #1 issue (recognition) = failure = oxymoron. 8)
User avatar
Broccoli
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 346
Joined: Sun Mar 30, 2008 9:13 am
Location: between cabbage and tomatoes

Re: Politics Somaliland style

Post by Broccoli »

SahanGalbeed wrote:Bal ninkaasi ayuu la haysta ii sheega ?
1/"Bribery" weeye waxani ayuu horta yidhi
2/Haddeena wuxu yidhi " waa iska caadi oo Maraykan bay xitaa ka dhacda "
3/Mar kale na wuxu yidhi " laakin si wacan bay yeeleen oo hoosahaan bay arrintan ku dhameeyeen"
4/Haddana waa ka laabtay hadalkiisa oo wuxu ku daray " kolleyba waxaan huba inaad ummadda kale wax dheerthin baad is mooddeen"
5/ hadalkiisa na wuxu ku soo xidhay
P.S Dont try to kidnap or assassinate me cause I'll get you before you get me.
Adeer mid ma kuu sheega anigu --> orodoo wax ku wasa meelaha ka doono , waad yara wareertay, waxaad tahay ma ogin anagu!!
:lol:
What happened to the civilized Somalilander style of conversing? Telling me to go get fucked is not a gentlemanly way of discussing an issue. If my comments infuriated you take a deep breath, gather your forces and reply with a certain articulative clout.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Politics Somaliland style

Post by gemini07 »

i'm glad you like it :lol:

i've got a feeling neokaluun will be offended
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Politics Somaliland style

Post by SahanGalbeed »

:lol:, gemini , garowegal iyo surrender ma kala hadhaan !
User avatar
garowegal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Thu Dec 27, 2007 12:09 am

Re: Politics Somaliland style

Post by garowegal »

what is maa kala hadhaan? :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”