Helwa...I missed you waraa

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Helwa...I missed you waraa

Post by *HannaH* »

:kiss: :kiss: :kiss: :kiss: :kiss: :rose:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by HELWAA »

Alla Hanna huuno ii waran...Xagaad baryahan baxdey...I missed you too yaa ukhti. :kiss: :kiss: :rose:
*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by *HannaH* »

Here, there,everywhere! Just getting situated here..

Anyway I am brilliant! Adigu ii waran, what did you do 18thkii?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by SahanGalbeed »

Hannah inadeer " community service" baynu ka yara rabnaa ee , tan intaad gooni ula yara baxdo , bal hoosahaan dhegta ugu yara qabo cashar iyo labo , waxooga " air" -tii baa ku yara badatay "carburator"-ka oo sidii wax " quxuu..quxuu" da haya bay noqotay gabadhii :lol:
Last edited by SahanGalbeed on Thu May 22, 2008 11:33 am, edited 1 time in total.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by HELWAA »

Hanna

Well aniga ilaahy uun ba iga wanaagsan...18kii waxaan ku jiray kooxda cunto kariska ..siinin iyo qarmuun iyo digaag shiil. :lol: :lol:
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by xidigow »

SahanGalbeed wrote:Hannah inadeer " community service" baynu ka yara rabnaa ee , tan intaad gooni ula yara baxdo , bal hoosahaan dhegta ugu yara qabo cashar iyo labo , waxooga " air" -tii baa ku yara badatay "carburator"-ka oo sidii wax " quxuu..quxuu" da haya bay noqotay gabadhii :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Only Qaldaans can talk like this. Waar iskag baydh dee inanta
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by HELWAA »

SahanGalbeed wrote:Hannah inadeer " community service" baynu ka yara rabnaa ee , tan intaad gooni ula yara baxdo , bal hoosahaan dhegta ugu yara qabo cashar iyo labo , waxooga " air" -tii baa ku yara badatay "carburator"-ka oo sidii wax " quxuu..quxuu" da haya bay noqotay gabadhii :lol:

Waxaan ku waydiyey topican aniga ayuu igu socday ee maxaa sida haadka kugu so dhex tuuray :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by SahanGalbeed »

:rose: , helwaa one love !!
*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by *HannaH* »

Helwa..LOL....miskiina....
Mine was a fun, went to some lectures then baadhi to baadhi for two days! We had a good time.


SahanGalbeed....miyay kugu kacsan tahay? Loool Mac sonkor



Xidigow lol fiiiri nooh waraa(my fav new walaweyn word) maxa rabtaana? (Almost said maxaad doonaysaa)..Lol
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by xidigow »

*HannaH* wrote:Helwa..LOL....miskiina....


Xidigow lol fiiiri nooh waraa(my fav new walaweyn word) maxa rabtaana? (Almost said maxaad doonaysaa)..Lol
:lol: :lol: :lol: Duqda fiiri nooh, You start saying nooh, you are gonna need too many water to drink. Dee huuno waa lagu oomaaye noohda iska eeg.
Faarax_Foolxume
Posts: 56
Joined: Thu May 22, 2008 10:03 am

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by Faarax_Foolxume »

I miss you too Hannah, you were always the only xalimo that loves me for my foolxumo. :kiss: :love: :rose:
*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by *HannaH* »

Waraa ani maa duq iigu sheege? See camal nooh. Yariiistow aa ahay nooh, cunug yar.

God, i cant keep that up...

Arr dhageyso xabad yahow wareersan, kalamada Qaldaan waa laga baxayee keep up.

I mean, aboowihiis eraygaas ma fiicno nooh.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by HELWAA »

SahanGalbeed wrote::rose: , helwaa one love !!
one love aaaa

Image
*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by *HannaH* »

Helwa waa inoo mar kale sxb. Salaama
And be nice to Sahan G waakan kaa soo dacwoodee Lol :mrgreen:
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Helwa...I missed you waraa

Post by zackabdul »

I've never seen a chick calling another chick "waraa".

That sounds tomboyish..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”