Page 1 of 2

Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 12:32 pm
by kambuli
Wallee qolooyinka fashionku waa waasheen..Haddeer bay fashion nooga dhigeen, cumaamaddii casayd ee Yaasir xidhan jirey :lol: :lol:

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 12:35 pm
by zackabdul
I burn cimamads for fun, I'm actually happy to see the Arabs outraged. The world just likes to see them pissed I guess. :lol:

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 12:36 pm
by gemini07
it pisses me off markaan arko gaalo qaawan oo cimaamada dabada ka luliyaan

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 12:37 pm
by *HannaH*
Kambuli, Lool...I have three....red and white,green and white,brown and white....Use it as a scarf in the summer..
Waxba ha is adkeeynee you know it looks good...try it sometime!

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 12:39 pm
by gemini07
i heard it's dambi for a women to wear cimaamad

just like surwaalka ,dunno how true that is though :?

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 12:45 pm
by Cawar
Kambuli,

I have therd and white cimaamad and I wear it as scarf during the winter or when I go to Jumca prayers. :up:


Hey Hanah how you been?? any carur on the way??

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 1:08 pm
by sadeboi
:lol: :lol: I wear cimaamads on neck like weezy sometimes..

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 1:10 pm
by wadaniweyn1
gemini07 wrote:it pisses me off markaan arko gaalo qaawan oo cimaamada dabada ka luliyaan


:o :o :o :o :o :o :o

how come xabashiida quranka toilet paper ka dhigtaa don't piss u off but that ^^ cimaamada story does :?: :?: :?: :down:

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 1:14 pm
by kambuli
Hannah and Cawar,

Dee idinku waxaad la socotaan fashionka..I am not..I always wear what I think is good on me..I never liked that cumaamad...They can display it all they in all brand name selling stores..Never liked it wallee...

But good for you...I love scarves...but not these kind...My younger sis likes it.. :)

Gemione,

I think they use in the peach...

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 1:39 pm
by Naaima
i rock with white and red cimaamad (ilaahy dabigeeda ha iga cafiyo)

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 1:53 pm
by Mystic_Angel
Kambuli you haven't seen a man wearing pantyhose with shorts and going about
his everyday activities? supposedly this shoud be fasion beryahan. :|

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 2:03 pm
by zulaika
Image


cimaamadey xaalkaa ba'

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 2:16 pm
by SahanGalbeed
Waan iska xidha cimaamad anigu , maalmaha qaarkood

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 2:17 pm
by Naaima
zulaika wrote:Image


cimaamadey xaalkaa ba'

thats my cimaamad :lol:


ilahay ayaa u maqan

Re: Wax Kasta Waa La Arki

Posted: Thu May 22, 2008 2:23 pm
by kambuli
Naima,

Maxaa dembigeeda lagaa dhaafaa :!: Yaa yidhi waa dhar rag horta?

Mystic,

Pantyhose aa :? Ka Najeynaa :x