Waa maxay baasho
Posted: Fri May 23, 2008 3:34 am
Erayga la yiraahdo Baasho ma af somali baa mise waa af qalaad mise waa af ciyaal suuq,
Waxaan jeclaan lahaa in qof walba sida uu u yaqaano uu u sheego waad mahadsatihin
Waxaan jeclaan lahaa in qof walba sida uu u yaqaano uu u sheego waad mahadsatihin