laba daran mid dooro ayaa i heesata

Arimaha qoyska maanta

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

bircanjeero
Posts: 6
Joined: Sun May 18, 2008 3:02 pm

laba daran mid dooro ayaa i heesata

Post by bircanjeero »

waxaan ahay aabo waxaan dareemayaa fikir intii igu filan
waxaan qabaa naag aan isleeyahay kolayba xumaan waa soo dhamaysay oo nin ay sxb ahaayeen ayay iiga sheekeesay in ay is baasheen jireen kolayna meel ay baasho imaatay wax ka xunna waa imaanaayaan dabcan
waxaan damcay inaan iska furo laakin waalidkay ayaa ii diiday
hooyadey waxay igu tiri wax walbo oo ay ahayd anaa ku rabo ee naag kale kuguma ogi ducadayda qaado aabana sidoo kale marka waxaa i haysata laba daran mid dooro
1- in aan dhibka iskaga jiro oo aan ducada waalidkeey qaato
2-in aan iska furo naagta oo aan habaar qaato iyo ilhayga oo iga dayacma,
marka walaal waxaan u baahnahay taladaada oo sax ah si islaamnimo ah waad mahadsantihiin
DALACBILAASH
Posts: 2
Joined: Sat May 24, 2008 5:01 pm

taladaada aan u baahnahay walaal

Post by DALACBILAASH »

naagtii aan qabay ayaan bikradii ka waayay xoogaana waan qabay oo ilmo ay ii dhashay markii aan waydiiyeyna waxay igu tiri geed aan ka soo dhacay anigana ma qaadanin taas oo macquul ilama noqonin marka aniga shaqsi ahaan waxan go,aansaday inaan iska furo laakin taas wali ma dhacin
marka walaal waxaan igu caawi taladaada aad ayaan ugu baahanahay
User avatar
ultratribalism
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
Contact:

Re: laba daran mid dooro ayaa i heesata

Post by ultratribalism »

you tested her ceeb then realized that her virginity is gone? :roll:
wht the focking hell is going on? let me ask u a question.
have u married a women or her ceeb? open ur eyes :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ask The Experts - Family Matters”