Page 1 of 2

Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 9:59 pm
by sadeboi
Beesha SADE oo ah beelaha ugu waa weeyn Muqdisho aya maanta sameysta gole cusub waxaane loo dhoortey gudoomiye Sheekh Xasan Sheekh Aadan Cabdule, iyadoo xubnaha Gulaha dhexe ay yihiin 33-Xubnood, iyadoo gudiga Fulinta golahaan uu ka kooban yahay 11-xubnood, wuxuuna golahaan leeyahay Dastuur lagu hogaaminaayo golahaasi.
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Muqdisho. 26. May .2008. (Sh.M.Network)- Wax garad ka soo jeeda Beesha Sade oo maanta kulan ku yeeshay Magalada Muqdisho ayaa dowlada KMG Soomaaliya ku eedeeyay in ay ku hungoowday Wax ka qabashada Xaaladaha ka sii daraya ee dalka ka jira waxaa ay sidoo kale ka hadleen wax garadkasi arintii ka dhacaday Guriga Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan.

Gudoomiyaha Golaha iyo wax garadka Beesha Sadde Shiikh Xasan Shiikh Aadan ayaa sheegay in dowlada KMG Soomaaliya ay ku hungoowday wax ka qabashada arimaha Cakiran ee haatan ka taagan Dalka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in dowlada Soomaaliya markii hore ee la soo dhisaayay ay aheeyd dowlad Dib u heshiisiineed ayna isku badashay mid dalka ku soo hogaaamisa Cadow soo jireen ah waa sida uu hadalka u dhigayee isla markaana dadka u horseeday barakaca iyo sicir barar ku baahay Dhamaan gobolada Dalka.

Sheikha ayaa waxaa lala yaabo ku tilmaamay Talaabooyinka ay maamulada Somaliland iyo Puntland gacanta ugu galiyeen dowlada Ethiopia Dad Soomaali ah waxaan uu shacabka Maamuladasi iyo weliba maamulada ugu baaqay in ay ka waantoobaan arimahasi oo kale.

Sidoo kale waxaa uu Shiikh Xasan Shiikh gudoomiyaha golaha Beesha Sadde wax laga xumaado ku tilmaamay talaabadii ay Ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopia ku galeen guriga Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan waxaana uu dowlada Soomaaliya ugu baaqay in ay Talaabo cad ka qaado ciidamadii iyo saraakiishi Guriga madaxweeynaha Gashay.

Inta bada Wax garadka Soomaaliyeed ee ku sugan Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa ayaa waxaa ay si isku mid ah u canbaareeyeen Talaabadii ay ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopianka ku galeen Guriga Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan iyo dhacdadii ay maamulada Somaliland iyo Puntland Gacanta ugu galiyeen muwaadiniin Soomaali ah Dowlada Ethiopia waloow ay Eedeeyntaasi gees isaga riixeen Maamuladasi.

Shabelle Media Network Somalia.

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 10:14 pm
by ciyaal_warta
i know alot of sade in xamar man some of them r ma relatives ....they live in hodan district (bangariyo & KPP masjid sheikh ali suufi )

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 10:20 pm
by AbdiWahab252
There goes the Myth that Xamar is a 1 tribe city,

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 10:33 pm
by ciyaal_warta
[quote="AbdiWahab252"]There goes the Myth that Xamar is a 1 tribe city,[/quote]


man xamar is multiclan city forget bout dese pple braggin xamar is one fam city... if u been to xamar u know it every1 is livin there but not every1 is armed datz da difference bro

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 10:38 pm
by Voltage
They said of the TFG
"Waxey Noqotay Dowladdii Mid lagu hungoobay, halkii laga filayay Inay soo celiso Qaranimadii Ummadda Soomaaliyeed, ayay dalkii waxey u soo horseeday Gumaysi cusub, taas oo dhaxalsiiyay Ummadii Soomaaliyeed Gumaad, Bur bur, barkac iyo sicir barar aan soo marin taariikhda Ummadda Soomaaliyeed" ayuu yiri Gudoomiyaha Beelaha Sade Sheekh Xasan Sheekh Aadan Cabdule, oo sheegay in dhibaatooyinka Ummadda Soomaaliyeed ay hurinaayaan faragelinta Shisheeye oo Maraykanka iyo Itoobiyaanku kow ka yihiin.

Image
Image
http://shabelle.net/somali/2008/05/26/o ... lantay-wax

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 10:45 pm
by Alchemist
Yeah, a lot of clans reside in Xamar.

Respect to the sade elders. :up:

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 10:48 pm
by King-of-Awdal
Alchemist wrote:Yeah, a lot of clans reside in Xamar.

Respect to the sade elders. :up:

Count how many clans reside in that city. more than 5? :lol:

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 10:55 pm
by QansaGabeyle
Reer Galgaduud people are buying houses in Xamar even while the mortars are flying everywhere. Damn I didn't think it was possible for people to hate their traditional deegaans this much. :lol: :lol: :lol:

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 10:57 pm
by Alchemist
QansaGabeyle wrote:Reer Galgaduud people are buying houses in Xamar even while the mortars are flying everywhere. Damn I didn't think it was possible for people to hate their traditional deegaans this much. :lol: :lol: :lol:
Is weird that you mention this..

Walahi a relative of mine was saying how we should buy more properties in xamar now because after the war prices will rise again :lol: :lol: :lol:

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 11:01 pm
by Voltage
Alchemist you don't get it...its an inside Mareexaan joke :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 11:03 pm
by Shirib
Alchemist wrote:
QansaGabeyle wrote:Reer Galgaduud people are buying houses in Xamar even while the mortars are flying everywhere. Damn I didn't think it was possible for people to hate their traditional deegaans this much. :lol: :lol: :lol:
Is weird that you mention this..

Walahi a relative of mine was saying how we should buy more properties in xamar now because after the war prices will rise again :lol: :lol: :lol:
We're trynna get rid of u and ur trynna find a reason to stay.

WTF, I supported GalMudug cause I thought it would make u feel important in that desert

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 11:05 pm
by Advo
:lol: :lol: :lol: :lol: @ Qansa.


Trust me, the dhulguuduudan would make any sight outside of central somalia look like minni heavan. :lol:

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Mon May 26, 2008 11:08 pm
by Voltage
Advo :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Tue May 27, 2008 1:51 am
by ultratribalism
xamar aka xamarcade belongs to reer xamar and mudulood.
sade are guests in our land so is HG are any clans.
xamar especially lies in the abgaal osman tribal land... 8)

Re: Golaha Dhaqanka beesha SADE ee Muqdisho/Banadir region.

Posted: Tue May 27, 2008 1:55 am
by MJ-Pride
What does these Odayaal want?