20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
Mujaheedinta s n m
Maanta waa labaatan guuradii ka soo wareegtay soo geliddii ay ciidamada SNM soo galeen magaalooyinka Burco 27 May iyo Hargeisa 31 May. Mudadaasi waxay ahayd markii ay ugu naxdinta badnayd islamarkaana ay ugu farxada badnayd. Way ugu naxdin badnady oo markii dawladihii Siyaad Barre iyo Mingisti ay heshiiyeen, waxay u muuqatay in halgankii dhabarka ka jabay dad badana walaac iyo werwer bay gelisay. Haddana way ugu farxad badnayd oo markii la gaadhay go'aankii " geeri amma gobanimo" ee mujaahidiintu ay geesinimo ku soo galeen magaalooyinka ayaa dadkii joogay dibada iyo guduhuba ay farxad hanqalka la soo kaceen.
Arintaasi waxay noolaysay yididiiladii naxashka saarnayd. Waxay si weyn wax uga bedeshay qaab siyaasadeedkii Somaalia iyo geeska Afrikaba waxaya curad u noqotay halgamo badan oo gobolka iyo aduunweynahaba ka dhacay oo runtii la odhan karo waxbay ka barteen waana ku daydeen.
Ragga maalintaa hawlgalka soo galay kumay tala gelin inay noolaadaan oo iyagu ay gurtaan midhaha gobanimada laakiin waxay u socdeen inay dadkooda xoreeyaan si faca ka dambeeyaa u helo xornimo buuxda. Waxay muujiyeen geesinimo xad dhaaf ah, dal iyo dad jacal, caddaald doon, quudhsi diid iyo mabda' adayg. Haddaba taariikhdaa dalka iyo dadka ayaa iska leh waana in illaashdaan, wax ka bartaan, kala dhaxlaan oo mudnaanteeda siiyaan.
Waxaan markaa salaamaya dadka reer Somaaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin. Mujaahidiinta noolna waxaan leeyahay "la shukra calal waajib" waxaad u adeegteen dadkiina iyo dalkiina waxana mudantihiin milgo iyo sharaf midhaheediina maanta waad aragtaan. Intii shahiidayna waxaan leeyahay illaahay ha u naxariisto oo jannaat al firdows ha ka waraabiyo. Dadweynihii hiil iyo hooba la garab taagnaana waxaan leeyahay waajibkiinii ayaad gudateen wixii naf iyo maal lagu waayeyna illaahay wax khayr qab ha idiinku bedelo.

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
SNA had control of Hargeisa when Xamar fell, get over urself
-
- SomaliNetizen
- Posts: 330
- Joined: Wed Aug 08, 2007 6:06 am
- Location: geel baan ku ilaalinayaa Near the white house
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
war hadana waa lagusoo weerarayaa ee sug waxba ha calaacaline
-
- SomaliNetizen
- Posts: 330
- Joined: Wed Aug 08, 2007 6:06 am
- Location: geel baan ku ilaalinayaa Near the white house
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
war ilaa maanta xor matihid ma waxaad isku haysataa inaad xor tahay wali ragii siyaad bare ayaa kuu taliya
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
The aim was to invade hargeysa and mogadisho at the same night in 1988 usc baanu nugu raagay. Mengistu said S n M U guys must leave Ethiopia dhirdhawe He had his deal with muhammad siyaad barre. Mengistu thought we would stop our struglle instead of giving up or going any where else we actually captured hargeysa and burco , and then they bomd it , siyaad barre was asked war s n mtii burco hargeysa bay joogan meeshii na bambkii waanu la dhacnay marka laga qaxay magaaladii he said i know its over hadaba magaaloyinki ugu waweyna laga qaxay way dhamaatay
But this happend then Shit broke out in Mogadisho the s n m retreated back to Ethiopia not even as far as dhirdhawe but to the hawd and reserve area and also to baligubudle the new head quarter of the s n m.
guutadii 14 never left burco adan shine died Muj lixle died Muj Maxamud qalib died Muj Koosaar died. alla maxa mujaeed geeryoooday to have what we have today :somaliland:
We actually killed lots of s n a generals before 1988, Axmed adan teatarka dabbadiisa lugu diilay hargeysa.
But this happend then Shit broke out in Mogadisho the s n m retreated back to Ethiopia not even as far as dhirdhawe but to the hawd and reserve area and also to baligubudle the new head quarter of the s n m.
guutadii 14 never left burco adan shine died Muj lixle died Muj Maxamud qalib died Muj Koosaar died. alla maxa mujaeed geeryoooday to have what we have today :somaliland:
We actually killed lots of s n a generals before 1988, Axmed adan teatarka dabbadiisa lugu diilay hargeysa.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
Its sad state of affairs when the the SNM veterans that fought for Somaliland are treated like Ali beesteen(see Seelaanyo) and former faqash employees running the show in Somaliland(See riyaale)

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
Funniest Propaganda video ever
Faqashtii dhoof ku timidbaa geeyridu dhibaysaa

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
yes thats right dhulka soo anigu ma lihii
:somaliland:
mj pride the guurti is still full of veteran of the s n m

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
Shirib , propaganda waa half the battle won !!
Nimanka Al Shabaab ciyaarta inaga daaya ayaaku yidha , ciyaal bay inoo haystaan niyow , video yaroo xuno raqiis oo kolba ay inoola yimadaan
Marka ay wax qarxinayaan , dumarka iyo ciyaalka soomalida oo ku go'aya meesha yaaanay ina tusin , haddi kale qosol waxaan ahayn u ma hayno raggaas .

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
sahangalbeed. al shabaab oo la dagaalamaya 45000 ciidanka ethiopia.+ mareykanka taageeraya ayaad wax ka sheegeysaa.
adigoo 1988 hargeysa burco ka ordey. xarshin dulcad qaxooti ku noqdey. oo siyaad bare ciidankiisii bil kaliya ay isaaq oo dhan iga sifeeyeen burco berbera hargeysa. ayaa is faaninaya.
1988 isaaq so called kooxdii jaad cunayaasha snm tottaly was defeated . xitaa hal tuulo dhulka isaaqland kama aysan qabsan SIYAAD BARE. ilaa dawladii siyaad bare ay RIDEY USC.
XITAA USC MARKII AY SIYAAD BARE RIDEY DAWLADII DHACDEY. snm xarshin dulcad ayey iska joogeen. meel lagu kala ayey yimaadeen. qaldaan ilaa maanta wali calaacalaya, ayaa al shabaab oo diley 7000 CIDANKA ETHIOPIA. ayaa nin XARSHIN U ORDEY wax ka sheegaayo, yaaab.

- Posts: 168
- Joined: Sun May 04, 2008 6:13 pm
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
To Shirib the little nicca lier
" SNA had control of Hargeisa when Xamar fell, get over urself"
The SNM and its militias did most of the fighting in the war-of-liberation against the socialist dictatorship through the 1980's. Only at the end, in the last 1 to 1 1/2 years, did it receive substantial assistance from the USC and SPM in the South

Immediately after defeating the military forces of General Barre in January 1991
http://www.civicwebs.com/cwvlib/africa/ ... ements.htm
SNM was also provider of USC , SPM ,SDA
we were the top dog nicca do your homework

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
Viva SNM !
But SNM did not fight for Somaliland just against Barre's rule.
But SNM did not fight for Somaliland just against Barre's rule.
-
- Posts: 168
- Joined: Sun May 04, 2008 6:13 pm
Re: 20 years ago 1988 27 may the day we libarated somaliland
thats 100 % correct AbdiWahaab
dont be fooled by Sac Sac Muuse kids like Khalid5
SNM fought for freedom of all Somalis
remember SOMALI NATIONAL MOVEMENT
not somaliland national movement...
AW read about how the SSF and A/Y let down proud Saleeban fighters back in the early 80s you would be shocked by MJ's man.. their nature in the guerilla movement
so traitorous

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 447 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 6 Replies
- 679 Views
-
Last post by Spursman
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 5 Replies
- 782 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 3 Replies
- 1341 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 622 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 1 Replies
- 448 Views
-
Last post by PrinceOfDarwiishLand
-
- 18 Replies
- 1377 Views
-
Last post by XimanJaale