Naw!! wax Asmara iyo Xamar jooga waxba kama dhagaysto anigu
Anigeygan halkan jooga shaqsiyan xitaa waxaan aaminsanahay in insha Allah , maalin Somali isku soo wada noqon doonto.
Intaa ka sokow see laakiin , ka maan dhex bixin dadkeyga .
Riyaal waa Faqash , Silaanyo iyo Ina waraabe waa tacbaan isaga baryaysa ..etc..ect..
Bal Ilaah baan idnku dhaarshee
ayaa ka liita maanta walanweynta uu odaygaasi ku xidhay?
Ama meesha soo gal oo ku qabso ragga , ilayn waa tolkaa ee , ama dee shekaa cannaleyda inaga dhaaf ,
generalow
