Darwiish: Yaah..Oo dawlad baan nahaye sidee Joornal xun iyo TV wax nooga sheegaan. Nacaladda sidee u galnaa?
Xuubsireed: Maya Adeer waan Suugareyneynaa.
Darwiish: Oo qoriga suuga Amxaaradu ma gaaraa London?
Nin Faciis maa maalinkista gurigiisa isbarmuuto ku cabaya, markaasu Somalinet cuqdada iskaga saara. Allah ha ku caafiyo Xidigow, Wallahi waa ka naxaa markaan arko waayeel cuqdad baabisay

