Haddaad sheegato tahay isleh isku dir reer puntland iyo haddii aad realy tahay Reer Puntlandba...Read this:It is a true story:
Beri ayaa Abudabai..laba nin aad u murmeen..Labada nin, midkood wuxuu ahaa HJ midka kalena Dhulos..
Ninkii HJ ahaa ayaa aad u caayay kii Dhulbahante, wuxuuna ku yidhi" Waar reer Hagar ayaa jilibkiina ka fiican oo iidinka qiimo badan oo nimankaasi waa niman la yaqaano eh, adigu maxaad sheegeysaa waxaad tahay laan gaab eh etc etc
Ninkii Dhuloska ahaa ayaa aad u dhegeystey amaantii, markii uu dhameeyey amaantii, ayuu ku yidhi" Ma hubtaa inay nimankaasi sidaa aad sheegtey sharaf iyo xurmo u leeyihiin"
Markaasuu ugu jawaabay ninkii HJ "haa"
Wuxuu yidhi ninkii Dhulos ahaa" Haddaba, anaa akhul Hagar"
Micnihii adeer Reer Hagar adiga walaalkaa maahee, aniga ayey walaalkay yihiin...Wixii sharaf ahna waan la wadaagaa..
Hadda Mr Zack, Dhulos are "AKHUL MAJEERTEEN" so cut it

Maxaa ku dhex geliyey? Maxaadse u fidneyn, reer walba oo Somaaliyeed dhexdooda haka heshiiyeen, deedna Somali ha wada heshiiso, do you have a problem with that?