Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by CoolPoisons »

Afhayeenka odayaasha dhaqanka beesha Sade C/naasirXasan Xirsi (Shaarib) oo maanta bixiyey wareysi dheer oo dhainacyo badan taabanayey ayaa ka hadlay arrimi badan oo qaarkood ay ku jireen eedeymo kulul oo uu u soo jeediyey Golaha dhaqanka ee uu afhayeenka u yahay, kaasoo uu ku eedeeyey in ay mas'uul ka yihiin ammaan daradda baahsan ee magaalada Kismaayo ka jirta iyo Isbaarooyinka magaalada yaala.



C/naasir Shaarib ayaa sheegay in xubnaha Golaha dhaqanka ee uu isaga u horeeyo ay ka gaabiyeen in ay wax ka qabtaan nabadgelyo xumada aafeysay Kismaayo, islamarkaana golaha dhaqanka ee beesha Sade uu mas'uuliyada falalka ka dhanka ah amniga gudaha uu isaga qaadayo,maadamaa ay Golahu yihiin buu yiri kuwa ummadda ay hoggaan ka dhigatay, loona baahan yahay in wax laga qabto oo loo tafa xeeto sidii ammaanka loo hanan lahaa.



''Ammaan darrada magaalada Kismaayo ka jirto waxaa mas'uuliyadeeda qaadayo Golaha dhaqanka oo aan aniga kow ka ahay, iyaga ayaa laga rabaa in ay wax ka qabtaan, waxaan lama dhowran karo Walaahi, haddii aanan amniga la sugin waxaan aaminsan nahay in meesha la faaruqiyo oo shaqada la baneeyo'', ayuu yiri C/naasir Shaarib oo intaasi ku daray in laba arrimood ay u banaan tahay golaha dhaqanka, waa mida hore in wax laga qabto ammaanka , tan labaad in aan xilka ka degno oo aan shaqada ku wareejino dad kale oo awood u leh in ay magaalada nabadgelyada ku soo celiyaan, ayuu sii raacsaday hadalkiisa [/quote]

Afhayeenka ayaa dhanka kale soo hadal qaaday xil ka xayuubin ay dhawaan ku sameeyeen qaar kamid ah Golaha dhaqanka ee beesha Sade hoggaanka golahaasi, ahna Suldaanka beesha Sade ee gobolka J/hoose Suldaan Maxamed Bashiir Madoobe Yarow, waxaa warka xil ka qaadista uu ku tilmaamay afhayeenka mid la iska yiri oo keliya oo aanay cidina isku raacsaneyn sida uu hadalka u dhigay, Suldaankana ay beel dooratay. Suldaan Maxamed Bashiir ayaa lagu eedeyey in awood tiisa ka dheer u isticmaalay Golaha.



Hadalka afhayeenkan ayaa ku soo beegmayo xilli magaalada Kismaayo ay ku jirto go'doonkii ugu ballaarnaa, wadoooyinka muhimka ah ayaa waxaa yaala Isbaarooyin ay dhigteen kooxa maleeshiyaad ah oo hubeysan, kuwaasoo ku doodayo sida ay leeyihiin in la siiyo lacago ka maqan, dekedda caalamiga ah ee Kismaayo ayaa iyaduna maalintii labaad xiran markii ay shalay soo kala eryeen koox si aad ah u hubeysan shaqaalaha ka howlgala marsadda.



Xaaladaas adag oo lagu jiro ayaa maanta sargaal ka tirsan saraakiishii hore ee dowladdii dhexe ee Somalia oo lagu magacaabo Col: Xaaji Cabdi Faarax (Qeyla-Weyne) uu ugu baaqay labada Gole ee siyaasadda iyo dhaqanka in ay is casilaan, maadaamaa buu yiri ay ku guuldareysteen xakameynta ammaanka faraha ka sii baxayo.




Maxamed Xaashi Tawakal, Gedoweb Kismaayo.

http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... le&sid=439
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by CoolPoisons »

What the fock's going on??
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by Voltage »

Waligood hayska dabo nacnacleyeen :up:
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by Warsame101 »

Nothing is worse then odayaal dhaqameedyo trying to become politicans.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by Voltage »

Aniguna waxaan leeyahay fukk all of them, Warsamena just the odayaal. Mucjiso :lol: :lol:

Warsame, when will you blame all sides. Last time I heard it was bah Darandoole that was throwing shells at the port from the hillside surrounding Kismaayo. Then when they put isbaaro infront of the port, that is when ina Raadeer attack them. :down:
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by Warsame101 »

Adeer, why do I need to blame all sides when I already know the source of the problem, besides, how many sides are there? About what you heard, warkaas waa mid aan sal iyo raad laheyn. Ina Raadeer can never attack an army based grouped on sub-clan level, he knows the risks. The ones he attacked were a group of mixed Mareexaans, not a subclan. The shelling was something of the past and part of mutiny and it wasn't the port laakin near the port.

The Cawrmale Hawiye and Mareexaan soldiers have erected roadblocks as port of their protest and rightly so. If they are not getting their wages, what else can they do than perform mutinity.

Mutiny happens laakin kala dambeyn la'aanta ka jirta Kismaayo is due the soldiers's rightly deserved salary being consumed by others and odayaal dhaqameedyo-turned-politicans thinking that the port is their little fiefdom.

Shaarib waa oday waxgarad ah and I salute him if he issues an public condemnation critizing himself and others.

Mudane Barre and the other xildibaans are still attempting to resolve this issue as soon possible making use of peaceful and diplomatic channels. If successful, the conference can commence which will lead to the creation of an all-inclusive Kismaayo administration in the near future insha'Allah.

Cabdulaahi Xassan (Gurato) wrote a detailed maqaal not too long ago where he explicitly identified the three groups behind the current turmoil in Kismaayo. The third group -> the elders:
Kooxda sadexaad, waxay tahay qolooyin ku abtirsada beesha Sade oo Kismaayo ku sugan iskuna sheega labbada gole ee beesha Sade (golaha dhaqanka iyo kan siyaasadda).Kooxdan oo aysan ka muuqan garasho fog waxaadna moodaa in ay wax walba uga mihiimsan tahay tirinta lacagta been-abuurka ah, taas oo ay isleeyihiin sida kaliya ee aad ku sii wadan kartaan waxay tahay xulufo la noqshada Cabdullaahi! Waxaysan isweydiin hadii aysan tixgalin rabitaanka shacabka iyo amaanka faraha ka sii baxaya in aysan lacag danbe tiring doonin.Waxay kaloo ilowsan yihiin in markii Cabdullaahi lahaa qolooyinka Kismaayo hasta waa "argagixiso" kuwii lahaa "ma ahanne waa shacabkii Soomaaliyeed ayaa Kismaayo haysta" in ay ahaayeen shacabka ay leehiin talo kuma lahan Kismaayo.
Source: http://www.allwariye.com/actiontools/ge ... php?id=728

Previously, Yaasiin Raadeer admitted the presence of a certain level of corruption and that the wages intended for the army have been embezzled by [others]. Xasan Dheere recently resigned from his post indicating a conflict and confusion in the council and Shaarib highlighted that the source of the current chaos in Kismaayo are the council. Now I am hearing reports that Nabadoon Maxamed Bashiir Yarow has lost his post.

It all leads to the question, are there any other "sides" that need to be blamed whilst the people who are/were actually part of the problem have admitted themselves that they are the originators of the unlawlessness in Kismaayo?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by Voltage »

Adeer I am well aware of what is going on in Kismaayo. I don't deal indepth as I used to do before but I am well aware of what is going on and Barre Hiiraale is not the central picture as you believe. Barre Hiiraale is a member of his clan and a parliamentarian, he is more then welcome to come to that city or any city but the situation in Kismaayo is far from pre-ICU. Waa nin beesha ka tirsan, gurigiisana joogo. Wax intaas ka badan oo uu hayo inaysan jirin and this from sources who are far more trustworthy than any of us are. As for Jeneral Ahmed Warsame, meesha waxba inaysan ka soco markuu arkay he is now heading to Nairobi ragii kalena xildhibaanada ahaane way iska baashaalayaan and in the process the yeey we call a clan will continue to eat each other :up:


The fact of the matter is pre-ICU Kismaayo was controlled by a coalition of warlords..Cabdi Cigaal represented Wagardhac, Cabaas represented Talxe, etc. But since then and especially under the control of Farax Taano, the odayaal have risen as the de facto representation of their sub-clans. There is no monolithic Mareexaan organization, all sub-clans baa lagu joogo represented at whatever point by someone within their group and as the power of warlords have declined and ended, the traditional leaders have once again risen to reassert control...the "odayaal dhaqameed" who have been in the limelights for a while now are only a manifestation of this political transformation...we might not agree to certain policies of theirs but we better recognize they have the support of their respective sub-clans and whatever muscle they wield :down:
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by Warsame101 »

a aa, waad ku dhacday saaxib. You are repeating the same stories that you repeated last year December and we all know who was right in the end.

No offence ina-adeer, but I am giving you the same advice as I have given your brother, no more political discussions, all other subjects are welcome.

I am saving us both from engaging in endless falacies which is equal to time-wasting.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by Murax »

I've heard before also that these 'odayaal' fill thier pockets too and that the soldiers are the ones who have errected roadblocks around the entire city, shut down the port etc. and I remember hearing Raadeer saying that some of the odayaal took it and dissapeared. Whoever tries to construct a maamul for that place good luck to them as they have thier hands full.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Afhayeenka odayaasha beesha Sade oo soo jeediyey eedeymo kul

Post by Voltage »

Warsame101 wrote:a aa, waad ku dhacday saaxib. You are repeating the same stories that you repeated last year December and we all know who was right in the end.

No offence ina-adeer, but I am giving you the same advice as I have given your brother, no more political discussions, all other subjects are welcome.

I am saving us both from engaging in endless falacies which is equal to time-wasting.
Adeer, say we will not continue this discussion but don't accuse me of things that are far from falacious. I have no reason to "lie" and to accuse me of such implies I have a reason.

As for last time, since you led us to that point, I think the discussion ended after XoogSade verified, on your part, everything and if I remember everything I was saying and you took a sudden vacation.

Please don't accuse me of lying adeer. :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”