Another Oil Drilling Company in Galkayo
Moderator: Moderators
- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Another Oil Drilling Company in Galkayo
Magaalada Galkacayo ayaa sadexdii maalmood ee la soo dhaafey waxaa ku sugnaa saraakiil ka socota shirkado shidaal oo laga leeyahay wadanka China.
Shirkadahaan oo kala ahaa China National Offshore Oil Corporation CNOOC iyo China International Oil and Gas [ CIOG] ayaa May 2006 waxaa wadanka China heshiis kula galeen Madaxweynaha DF ah Cabdulahi Yusuf oo xilagas booqasho ku joogey Bejin.
Wararka warsidaha GO soo gaaraya ayaa sheegaya in xubnahaan oo ay wehehliyan dad Somali ah ay booqasho maalin qaadatey ku tageen degaanka la yiraahdo GODAD oo magaalada Galkacayo 40km ka xigta dhinaca barriga [Jiriiban & Garacad].
Hehsiiska oo Madaxweyne Cabdulahi Yusuf shirkadahaan kula galey wadanka China May 2006 ayaa sida Garowe Online fahansan yahay waxaa lagu sixiixey dhismaha safaarada Somalia ay ku leedahay magaalada Bejin.
Dhinaca kale warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in shirkad lagu magacaabo China International Oil and Gas oo fadhigeedu yahay wadanka Singapore kana diwaan gashan jaziiradaha la yirahdo British Virgin Islands ay saami gaaraya 20% ku leeyihiin qoyska Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf.
Saraakiishaan ka socota shirkadahaan China ayaa tagistoda magaalada Galkacayo ku soo beegmaysaa maalmo kadib markii shirkad la sheegey in ay shidaal ka baarayso Bariga Puntland ay qalab kala soo dagtey magaalada Bosaso kuwaas oo qandraas la soo galey Madaxweynaha DGPL Cadde Muse iyada oo uu wakiil ugu yahay ninka lagu magacaabo Libaan Muse Boqor oo ay qoys yihiin.
Imaanshaha shirakadahaan ayaa waxaa ay daboolka ka qadeysaa heshiis qarsoodi ah oo ay labadaan mas'uul ku qaybsadeen dhulka Puntland hoos yimaada kaas oo dadka Puntland in muddo ah isweydiinayeen sababta Madaxweynaha Somalia uu afka uga xirtey dhibatoyinka isugu jira amni-xumada, sicir bararka iyo musuq-maasuqa wax ka qabashadooda kuwaas oo ragaadiyey shacabka gobolka.
Dhinaca kale heshiisyada ay garwadenka u yihiin qoysaska Cabdulahi Yusuf iyo Cadde Muse ayaa gabi ahaanba la hareer marshay Barlamanka Somalia isla markaana ka hordhacey iyada oo wadanka aan laga hirgalin sharci nidaamiya khayraadka dalka..
Ra'isal wasare Nur Cadde ayaan gabi ahaan intii uu xilka qabtey wax hadal ah ka soo saarin arrimaha la xiriira heshiisyadaan iyo moqifka xukumadiisa ka taagan tahay.
Madaxweynaha Somalia Cabdulahi Yusuf ayaa April 25 waxaa qoraal uu ku taageerayo qandaraasyada Cadde Muse ka soo saarey magaalada London.

Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
So the President has another deal with a China Compnay? Puntland leaders are playing some crazy games that I can't understand. The Range ones take orders from Adde Muse and China Oil takes orders from A/Y?
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
Waryaa is there any oil too be found In Gaalkacyo? very good news this shall make us rich bittttttttttttttttttttch! who em I kidding those savage reer mudugs will kill each other, as soon as they hear the news
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
it don't matter anyway cos they all bunch of thiefs trying to steal the wealth of the somali ppl
wallahi if those gaalo get oil from somalia we are doomed 4 real

- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
Wadaniweyn,
Normally I don't respound to you, but since you aren't releasing your usual profanity filled tirade, I will make an exception this time
I am telling you, Somalis problem is money. Once people get money, walaahi it wil make things lot easier and thats if we share the wealth that's in Somalia

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
MJpride,
What about the ethiopians, They want to share the wealth too.
What about the ethiopians, They want to share the wealth too.
- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
We would' mind throwing a bone to Ethiopia to keep the leash on your animalsAbdiWahab252 wrote:MJpride,
What about the ethiopians, They want to share the wealth too.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
They want the whole cow.
Not a bone.
Not a bone.

- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
Well, we already gave the Moqdisho, I doubt they would want more than that?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
MJ,
They will abandon Muqdisho for the oil fields of Majeertenia
In fact, we will make a deal: Ethiopia takes Majeertenia and we guarantee not to fight with Ethiopia.
They will abandon Muqdisho for the oil fields of Majeertenia

In fact, we will make a deal: Ethiopia takes Majeertenia and we guarantee not to fight with Ethiopia.
- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
You already tried that in vein
I remember a while back all Hawiye elders want to Gabre and said they will support him if he switches sides, the bewildered Gabre told them Switch what? It's terrorist vs anti-terrorism game my friend

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
wadaniweyn1 wrote:it don't matter anyway cos they all bunch of thiefs trying to steal the wealth of the somali ppl![]()
![]()
![]()
![]()
wallahi if those gaalo get oil from somalia we are doomed 4 real
![]()
why? why are we doomed

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
MJ,
I want oil to be discovered there. Ethiopia will abandon Hawiyedom to secure those fields for its self.
I want oil to be discovered there. Ethiopia will abandon Hawiyedom to secure those fields for its self.

- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
AW, Ninyahow politics isn't your strongest point. You flip flop like a little dhoocil who switches boyfriends every month 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Another Oil Drilling Company in Galkayo
MJ,
Its not you that is talking. Its the Tigrey ceeb that is making u talk like a Habash.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 940 Views
-
Last post by Madd_Scientist_
-
- 10 Replies
- 1170 Views
-
Last post by original dervish
-
- 39 Replies
- 3256 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 1 Replies
- 935 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 3 Replies
- 684 Views
-
Last post by tightrope
-
- 10 Replies
- 813 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 90 Replies
- 5227 Views
-
Last post by Voltage
-
- 29 Replies
- 1350 Views
-
Last post by garoweboy
-
- 17 Replies
- 210 Views
-
Last post by VanAlden
-
- 23 Replies
- 2148 Views
-
Last post by gemini07