Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by LiQaaye_TDH »

Image
Marka Hore Waxaan Salaamaya Shabakada caanka ah ee Hadhwanaagnews.com, Marka Labaadna waxaan salaamaya Shacabka Somaliland meel ay jooganba aduunka Daafihiisa, Marka Sadeexaadna waxaan doonaya inaan Salaamo Shacab weynaha Ka soo Jeeda Gobolka Cusub ee (Ceelafweyn).

Madaxweyne Waxaan aad Uga Xumaanay Hadaan nahay Shacab weynaha ka soo jeeda gobolka Ceelafweyn inaanad Goboladan Cusub ee dalka ku soo biiray inaad ku Darin gobolka (Ceelafweyn,) madaama uu yahay gobol aad uu weyn oo dad badan deganyahiin, Hadaan Nahay Shacab weynaha Ka soo jeeda Beesha Muse Abokor (Biiciide) waxaan ka codsanayna inaad Gobolada cusub ee dalka sida Gabiley, Saraar, buuhodle, oodweyne, Salaal, Badhan, iyo weliba Gobolka cusub ee hadda aad ansixisay ee Balligubadle, inaad Ku Dartid Gobolka weyn ee Ceelafweyn)

Gobolka Ceelafweyn waxa magaalo madax uu noqoneysa magaalada weyn ee Ceelafweyn oo ay population ahaan degan yahin 64.000 qof, waxaaney Xukumeysa: sida Magaalada weyn ee Gar-adag- iyo Magalooyin badan oo kale oo xagga badda cas(Red Sea) iyo weliba Magalooyinka:
Yufle, Gudmobiyocas. Fadhigaab. Dhuurcilaan, Dekada Yare Shalcow, Balanbaal. Darara wayyne.iwm

Madaxweyne waxey beesho kaa sugeysa inaad si deg deg ugu Dhawaaqdid Gobolka Cusub ee Ceelafweyn)

salaamo caleykum
Jamaal Muse
London United kingdom
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by Ben Dover »

Power to my Barre Adraxman brothers.

What does iwm mean btw?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by LiQaaye_TDH »

Ben.. sxb you know whats funny, The Muse Abokor are the Largets Clan in Somaliland, and they still dont know the power they hold, i wish they could recognise their power and start using it....

With Saraar and Ceelafweyn both new Muse Abokor Provice's the Muse Abokor alone will control 35% Of Somaliland land Territory....
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by Ben Dover »

Its so funny Liqaaye, back in the days we were very much involved in politics. These days we seem to be politically inactive for some reason.

If the little strip of land named Badhan became a gobol then surely the biggest district in the province of Sanaag should be named as such.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by LiQaaye_TDH »

Ben Dover wrote:Its so funny Liqaaye, back in the days we were very much involved in politics. These days we seem to be politically inactive for some reason.

If the little strip of land named Badhan became a gobol then surely the biggest district in the province of Sanaag should be named as such.
That is so true couz, laakin im still very active, i fallow every little minor thing that happens wallahi, ive got family members that asks me whats the Latest from back home :lol:
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by Awe »

Ben Dover wrote:Power to my Barre Adraxman brothers.

What does iwm mean btw?
"iyo wixi lamid"
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by neocon_2007 »

Ben Dover wrote:Its so funny Liqaaye, back in the days we were very much involved in politics. These days we seem to be politically inactive for some reason.

If the little strip of land named Badhan became a gobol then surely the biggest district in the province of Sanaag should be named as such.
Says the kid from a Primitive clan who inhabits mountains and was fed, sheltered and given Hargesia and then bombed. The smallest tuulo in Sanaag houses more people then the entire Isaaq population in Ceelafweyn.


Ceelafweyn is a tiny tuulo meer 100 people these imaginary gobols hasnt changed aqli iidoor for the last century. :lol:
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by Ben Dover »

^^ Whenever I see you posting I feel somewhat happy inside; knowing that 35% of all warsangeli on this plante have access to the internet.

Awe, thanks alot pal, I've been wondering what that word meant for like ages.
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by neocon_2007 »

^^^^ Comment from an insignificant being only acknowledged as iidoor. Yes I am Warsangeli your former master ruler of Sanaag. Ceelafweyn is Warsangeli property our pissing grounds. Go and cry somewhere else. :arrow:
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by Ben Dover »

Warsangeli the most langaab clan in East Africa. I wouldnt want to be you :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Madaxweyne Riyale Sidaad uu Ilowday Gobolka weyne Ceelafweyn

Post by The_Emperior5 »

Ben Dover wrote:Warsangeli the most langaab clan in East Africa. I wouldnt want to be you :lol:

war ka da cawo sexaan mayo kani eh
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”