Bare Hiiraale oo la Wareegay Golaha Siyaasada Magaalada Kism
Posted: Sat May 31, 2008 8:25 am
Warkan Hordhaca ah Ee ka Soo Baxay Xafiiska Golaha Siyaasada Ee Magaalada Kismaayo ayaa Waxaa uu xaqiijinayaa in Hogaanka Siyaasada Ee Magaalada kismayao uu Xil Wareejinka Sameeyay Gudaha Magaalada Ragbadan ayaan ka Warqabin arintani Balse Gudaha Magaalada Kismaayo ay Ka tahay mid Qarsoodi ah ayadoo Xilkaasina Maamulka laga wareejiyay gebi ahaanba gobolka jubada Hoose in uu hogaanku Talada U Qabto Xildhibaan Bare Hiiraale oo ka mid ah Mudane yasha Golaha Baarlamaanka DFKMG ah Ee Soomaaliya mudo 7sano Soo Maamulayay Magalada Kismaayo Waxaana bare hiiraale iyo Xubno uu ku jiro in dhowaale u xusulduubayeen sidii Maamulka Magaalada kismaayo ay u anan lahaayeen si ay ugu gudbaan Guud ahaanba Hanaanka Maamul Ee Gobolada Jubooyinka .
Qeybo ka mid ah Gudaha Magaalada Kismaayo ayaa jidgooyooyin iyo Sidookaleeto Maleeshiyooyin Hubeysan oo aan la Garaneyn kacnoodanadooda Rasmiga ah Lagu arkayay gudaha Magaalada .
Dadka Qaar ayaa ku Macneynayay umuurtan in ay ku Lug Ledahay dhinaca Siyaasada Xildhibaan Bare Hiirale Balse istiraajiyada kajirta Magaalada Kismaayo ayaan Gaar siisneyn Heerka Bare hiiraale Ee Dhinaca siyaasada .
Bare hiiraale intii uu hogaaminayay Maamulka Magaalada kismayo ayaa waxaa uu bahwadaag la ahaa Xubno ka Mid ah Beelaha Deegaanka taas ayaa haatan waxaa ay Sahleysaa I Golagha Siyaasada Magalada kismaayo ay halka Beel ay ku midoobeen ay meesha ka saarto
Siku Soo wada Duub oo Dadka Deegaanka qaar kamid ah aya waxa ay aamin san yihiin in itii uu ka Maqnaa Bare hiiraale Gudaha Magalada aysan ka Dhicin intii uu xukunka Haayay Waxyaabihii ka Dhicijiray oo ay isugu jireen Falal kala Duban .
Max'ed Salaad Cabdule
SBCInternational- Kismaayo
http://allsbc.com/view.php?articleid=5088