US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
Posted: Sun Jun 01, 2008 1:12 pm
Seattle (Sl.no),01 june2008- sarkaalka ugu sareeye eeh Maraykanka uuu qaabilsan arrimaha afrika, jendayi Frazer, Ayaa sheegtay inuu Maamulka Madaxweyne George Bush Ee Maraykanku Doonayo inay xafiis Diblomaasi ah ka furteen Caasimadda somaliland eeh hargeysa siidoo kale frazer waxay nassib darro ku tilmaantay inaanu midowga africa weli goaan ka gaadhiin qaddiyada ictraafka Somaliland , iyadu Xustay in taasi ay raajisay go aanka ay dawlada Marakaykanku ka ghaadhi lahayd inay somaliland u ictraafto qarran madax banaan.
Ms Jendaji frazer oo khamiistie ina dhaaftay muxaadarro loogo magac darray Mustaqbalka Afrika iyo Siyaassada arimmaha dibbad maraykanka ka jeediisay hoolka william h gates eeh jamaacda washington ook u taal magaalde Seattle eeh gobolka Washington
Jamaal oo shahaaadada loo yaqaano ph.d ka diyaarinaya jamacada Washington ayaa jedaye frazer waydiiyay suaal ahayd suaasha waya ku sabaan tahay somaliland dhawr bilood ka hor madaxweynaha somaliland ayaa Washington Dc yimid , ka dibna adiga ayaa somaliland teggey inkastoo tegistaadu aay aad uu raagtay hadana dadka reer somaliland aya ugu riyaaqeen booqashaadadii hadabba ma noo sheegii karta sida uu yahay xiidhiidhka Maraykanka Iyo somaliland.
Frazer oo suaashasii ka jawaabayssa ayaa waxa ay tidhi wa dhab waxa aad sheegtay , Madaxweynaha Somaliland uuu noogu yimid Maraykanka aniguna waan tagay somaliland, Xidhidna waanu la leenahay Somaliland. Waxyaabo baddan oo wanaagsana way qabsadeen Somaliland dimuqraadiyad baa ka jirta Doorashoooyina way ka dhaceen qaar kalena way soo socdaan marka arimahaas uu dhan baanu danaynayna oo aanu kala shaqayna Somaliland.
waxa kalle oo aany Somailand wadaagna oo anu iska shaashana arinta la dagaalanka Argagixisada
Ms Frazer waxa kale oo ay ka hadashay arinta ictraafka iyo mawqifka ay ka taagan tahay xukuumadda uu Madaxweynaha K ayahay Geoirge W Bush waxanay tidhi markay arinta ictraafka noqoto anagu waxanu nidhi waxaanu sugaysna oo aanu filaynay inay midowga africa tallaabada hore qaadaan waxanu rajaynaynay inay goaan ka gaadhaan arintaas , nassib darorsse midowga afrika weli arintaas goaan kamay gaadhin taas baanu raajisay goaankayagii.
Ugu danbayntii waxay jendaiye frazer sheegtay inay xukummada Marakaykanku Damacsan tahay Inay xafiis dibloomaasiyayeed ka furarto Magaalada hargeysa eeh Caasimmada Somaliland