Ubax yahow dilaacee - Mohamed Adan Himilo
Ubax yahow dilaacee
Dibnihiisa kala furay
Waxaad tahay mid dayreed
Xareedii durduurtoo
Dunjigiisu wacan yahay
Sida dahab hilaacdee
Ha duugoobin waligaa
Kuma helo diraaciyo
Jiilaal ku dilayoo
Midab kaaga doorshee
Dar alle waxaad tahay
Mid aan daawanaayoo
Indhahaygu daymada
Ashqaraar eegmada ku doogsaday
Ashqaraar daraan daray
Eegmada ku doogsaday
Inan yahay I deegdee
Dabcigeedu wacan yahay
Waxaad tahay mid dooroo
Marwo duubir badan iyo
Hoodadu la daristahay
Daa yinkii ku uumaa
Qurux kuugu deeqoo
Dabar maleh jacaylkuyee
Waxaan kula duljoogaa
Kalgacaylka darayga
Dar alle waxaad tahay
Mid aan daawanaayoo
Indhahaygu daymada
Ashqaraar eegmada ku doogsaday
Ashqaraar daraan daray
Eegmada ku doogsaday
Fav Somali love Song.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Fav Somali love Song.
I like Ruuneey by Lafoole......i use it to lure dhoocilaha. 
- The-Screw
- SomaliNet Super

- Posts: 19924
- Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
- Location: Somewhere in the PNW
Re: Fav Somali love Song.
there are few somali songs that i like but i don't even know who sings them or the song name, its so focking weird.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Fav Somali love Song.
Weren't you asking about Dawadii Naftayda by Abdinasir Macalin few months back? That is a nice song, I used to see my sister listening to it all the time back in the day.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Fav Somali love Song.
I like the magool version of this song.......
Cabdulaahi Yuusuf (Hanuuniye)
Shinbiryahow dabeelaha,
daruuraha dhex maraya
Daa'inkii ku uummaa
orod kuugu dowgalay.
Ana inaan nin dillan ahay
dakharadii jacayl qabba
diir kaama saara oo
dusheyda waad ka aragtaa.
Shinbiryoow dunida idil
beeshii aad doontaba
adigaa u duulloo
damaashaad ku wada marra.
Dal fog oonan gaareyn
degdeg adaa ku tegi kara
adaa daalayn socod oo
weligaa u dikaameyn.
Abidkaa ha iga didin
ku dagaali mayoo
waxbaan kuu dirsanayaa.
Warqadan dabboolane
dusha sawirku kaga yaal,
dawadii qalbiga haa, haa!
degdeg iiga gaarsii.
Waanadu ma deeqdo dadna wey colloobeen, dheh.
Duco iyo qur'aan bey wadaadadii ku daalleen, dheh.
Aduu kugu danseeggoo,
dumar kalena inankii,
qalbigiisu diidyoo,
caashaqii baa doogtey, dheh.
Aad oo imika duul oo;
"Daadihiya" mooyee
dawo kalena loo waa, dheh.
Adna doqon la caashaqay,
adna doqon la caashaqay,
deeqaay ha noqon oo,
usoo dabac dheh inankii.
Cabdulaahi Yuusuf (Hanuuniye)
Shinbiryahow dabeelaha,
daruuraha dhex maraya
Daa'inkii ku uummaa
orod kuugu dowgalay.
Ana inaan nin dillan ahay
dakharadii jacayl qabba
diir kaama saara oo
dusheyda waad ka aragtaa.
Shinbiryoow dunida idil
beeshii aad doontaba
adigaa u duulloo
damaashaad ku wada marra.
Dal fog oonan gaareyn
degdeg adaa ku tegi kara
adaa daalayn socod oo
weligaa u dikaameyn.
Abidkaa ha iga didin
ku dagaali mayoo
waxbaan kuu dirsanayaa.
Warqadan dabboolane
dusha sawirku kaga yaal,
dawadii qalbiga haa, haa!
degdeg iiga gaarsii.
Waanadu ma deeqdo dadna wey colloobeen, dheh.
Duco iyo qur'aan bey wadaadadii ku daalleen, dheh.
Aduu kugu danseeggoo,
dumar kalena inankii,
qalbigiisu diidyoo,
caashaqii baa doogtey, dheh.
Aad oo imika duul oo;
"Daadihiya" mooyee
dawo kalena loo waa, dheh.
Adna doqon la caashaqay,
adna doqon la caashaqay,
deeqaay ha noqon oo,
usoo dabac dheh inankii.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Fav Somali love Song.
DAWADII NAFTEYDAAY DADKA TAAN KA DOORTAAY
SO INAAN KU DAAWADO DAL DHEER UGAMA SOOKICIN
DOQON HAYGU NOQONINEE SIDAAN KAAGA DABADHACY
INAAD I DARYEESHAA,
MALAGII KU DILAY IYO SIDAAN AHAY DABEELBAA
DADKA KALA DHANTAALAA II DIIDEY HADALKEE
DAWAAQAAD I SAARTAYOO WADANHAAD I GELISAA
WAXA DAMACDEY MAANTEE MIYAA LAYGU KAA DIRAY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 2444 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 1 Replies
- 534 Views
-
Last post by Numeric
-
- 3 Replies
- 1502 Views
-
Last post by Wild-Warrior
-
- 13 Replies
- 1174 Views
-
Last post by Advo
-
- 0 Replies
- 501 Views
-
Last post by Caashaqa
-
- 0 Replies
- 478 Views
-
Last post by BERBERAWI
-
- 0 Replies
- 865 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 4 Replies
- 1513 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 1 Replies
- 312 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 23 Replies
- 1587 Views
-
Last post by Advo
