Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Kismaayo:Odayaasha dhaqanka Beesha Sadde oo maanta soo saaray wareegto ay ku magacaabeen gudoomiye cusub oo dhanka siyaasada ah
[2008-06-03 14:29:15] Maalmo kadib markii gudiga siyaasada beesha Sadde uu kala eryay golihii odayaasha dhaqanka ee beesha ayaa maanta waxaa ay odayaashu dhankooda magacaabeeen gudoomiye cusub oo dhanka siyaasada ah Waa kumaNinkaas?.
Odayaasha dhaqanka beesha Sadde ee gobolka jubbada hoose gaar ahaana magaalada kismaayo ayaa waxaa ay maanta soo saareen wareegto ay ku magacaabeen gudoomiye cusub oo dhanka siyaasada ah kadib maalmo markii ayaga la kala eryay waxaana ay gudoomiye u toordeen Siyaasiga C/saaq faarax CAli (Taano).
Magacaabidaan oo aan la ogayn sida ay ku shaqayn doonto ayaa waxaa ay magaalada kismaayo ka dhalisay hadal hayn iyo iswaydiinta ah odayaasha dhaqanka ee beesha sow tii la kala eryay sidee ayay wax u magacaabi karaan mase Shaqayn karaa qofkii ay magacaabaan xili uu gudiga siyaasada beesha Sadde ee uu hogaamiye Yaasiin Nuur gaasa (Raader)ay maalmo ka hor ay soo saareen wareegto ay xilkii kaga qaadeen hogaanka dhaqanka marka laga reebo Suldaanka Beesha.
Inkastoo maanta ay odayaashu soo saareen wareegatada ay ku magacaabeen Mr Taano ayaan hadana wali lahayn wax war ah uusan ka soo bixin ninka ay magacaabeen oo ah C/saaq faarax Taano si uu u cadeeyo mowqifkiisa ku aadan magacaabiada ay odayaashu u doorteen hogaanka siyaasada beesha Sadde ee jubooyinka.
Dhanka kalana waxaa ayagana maanta wareegto soo saaray Xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ee kismaayo ku sugan magaalada kismaayo taas oo ay ku magacaabeen in Cabdi Cigaal Jaamac uu noqdo amaba yahay taliyaha ciidamada Aaga jubooyinka kadib markii ay la tashi arintaas ku aadan lasameeyeen taliska guud ee ciidamada xooga dalka soomaaliya waa sida ay hadalka u dhigeene waxaana wareegtadaas lagu sheegay in wax kasta oo ciidamada quseeya ay hoos tagi doonaan Mr Cigaal.
Arintaan ayaa waxaa ay ku soo beegamaysaa xili ciidamo ku hubaysan ilaa 6 gaadiidka dagaalka ah oo gadoodsan ay ku sugan yihiin deegaanka Goob wayn kuwaas oo ka cabanaya waxyaabo kaga yimid dhanka maamulka haatan ee kismaayo.
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=774

Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Gen Abdi Igal's new Jubbaland army captain.
i woulda never guessed.
Farah Tano's back.
i woulda never guessed.
Farah Tano's back.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
ilaahoow hayna cadaabin...three different sections baa laga kala socdaa each trying to sabotage and outmaneuver the other

- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Yaasin Raader waa rageedi. He sacked the elders-turned-politicans save the traditional Suldaan Bashiir Yarow and has thrown his weight after the 4 xildibaans and the rest of Kismaayo community in creating a fair and just administration for all.
The disgruntled elders-turned-politicans are clutching for straws because ina Faarax Taano has already been offered a post.
Good news about Cabdi Cigaal, hopefully he will perform his job effectively. Things are looking good.

The disgruntled elders-turned-politicans are clutching for straws because ina Faarax Taano has already been offered a post.
Good news about Cabdi Cigaal, hopefully he will perform his job effectively. Things are looking good.

Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Xildhabadan baagmutada ah baidoa in eey ku noqdaan ba uu fiican meeshu barlamaanka ka jirro...balaayo iyo fidnaba imaatankoodi bey la timid..
Yasiin raadeer wuxu ku yiri mid ka mid ah xildhibaadana dhowr usbuuc ka hor waa la yaqiin

Yasiin raadeer wuxu ku yiri mid ka mid ah xildhibaadana dhowr usbuuc ka hor waa la yaqiin

Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Honestly this Kismaayo, Jubbaland thing has a slim to none chance of happening in my opinion. Too many battles over it, people are running wild, ports closed, isbaaro etc. and I don't think theres nothing anybody wala odayaal, Barre, Obama, Jesse Jackson could do about it. I could be wrong laakin sheekada 'wax soo saar' ayee maraysaa and the odds are stacked up
Reer Galgudud focus on Your tuulos and Reer Gedo do the same and everybody focus on the towns/tuulos Your Parents, Grandparents, relatives etc. hail from and try to make a difference there
A thread about Caabudwaaq the other day reached 15 pages and Marexaan doctors cannot even practice there from what I hear
Reer Galgudud focus on Your tuulos and Reer Gedo do the same and everybody focus on the towns/tuulos Your Parents, Grandparents, relatives etc. hail from and try to make a difference there
A thread about Caabudwaaq the other day reached 15 pages and Marexaan doctors cannot even practice there from what I hear
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Wallahi you are 100% on the money sxb 

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Murax Ur a Ali Husein from Lugh, why the fock do U care about Kismayo.
leave Kismayo to Marehans from Kismayo like Talha, Siyad Husein, Ali Dhere.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
[quote="Murax"]Honestly this Kismaayo, Jubbaland thing has a slim to none chance of happening in my opinion. Too many battles over it, people are running wild, ports closed, isbaaro etc. and I don't think theres nothing anybody wala odayaal, Barre, Obama, Jesse Jackson could do about it. I could be wrong laakin sheekada 'wax soo saar' ayee maraysaa and the odds are stacked up
Reer Galgudud focus on Your tuulos and Reer Gedo do the same and everybody focus on the towns/tuulos Your Parents, Grandparents, relatives etc. hail from and try to make a difference there
A thread about Caabudwaaq the other day reached 15 pages and Marexaan doctors cannot even practice there from what I hear[/quote]
What can I say. This is what I have been saying all this time. Build your shi*tholes then talk about kismayo. Stop the geljire mentality. Kooda jooga dibadaha still have that geljire mentality wallahi.
Reer Galgudud focus on Your tuulos and Reer Gedo do the same and everybody focus on the towns/tuulos Your Parents, Grandparents, relatives etc. hail from and try to make a difference there
A thread about Caabudwaaq the other day reached 15 pages and Marexaan doctors cannot even practice there from what I hear[/quote]
What can I say. This is what I have been saying all this time. Build your shi*tholes then talk about kismayo. Stop the geljire mentality. Kooda jooga dibadaha still have that geljire mentality wallahi.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
SDMLeeysan, why dont U focking start with Urself. what the fock U done bijj ass. go talk to Marehan qurbaha and dont talk like a lil bijj that needs tampon.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
[quote="CoolPoisons"]SDMLeeysan, why dont U focking start with Urself. what the fock U done bijj ass. go talk to Marehan qurbaha and dont talk like a lil bijj that needs tampon.[/quote]
I actually have started on 04/03/08 an organization that will build school that will teach nursing and Technology courses.
Its called GITM..

- Young Wadani *
- SomaliNetizen
- Posts: 660
- Joined: Sat Apr 26, 2008 2:18 pm
- Location: Green Street
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Murax ,
I wanna turn Buurdhubo into the Baydhabo

coolposion maxaad ugu hadasha as if no other word is in your dictionary except for the "bijj" iyo "fock..." tan kale ma dacaayadeyda baad aragtey ninka waa nin reer-shirwac ah...
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
CoolPoisons wrote:Murax Ur a Ali Husein from Lugh, why the fock do U care about Kismayo.
leave Kismayo to Marehans from Kismayo like Talha, Siyad Husein, Ali Dhere.
Horta You're like those annoying kids that keep running around and playing in front of You until it gets a little annoying and You tell them one time to either stop or get a dharbaxo. War aabaha wasse stop d!ck riding Me around the forum already I see You in every post of mine. Enough bijjes in real life try to get my attention already and I don't need another one.

Last edited by Murax on Wed Jun 04, 2008 9:46 pm, edited 1 time in total.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Breaking news about Gen Abdi Igal and Farah Tano.
Dhibka meesha ka jira waa odayaashaa ee waa in la iska qabtaa........leeches waaye gebigoodba nacalada xulusta dheer.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 43 Replies
- 2157 Views
-
Last post by Voltage
-
- 4 Replies
- 668 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 29 Replies
- 474 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 29 Replies
- 1565 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 611 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 21 Replies
- 1459 Views
-
Last post by shidow1
-
- 14 Replies
- 3537 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 8 Replies
- 1490 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 5 Replies
- 975 Views
-
Last post by SuperLander