RAAD TV International
Posted: Wed Jun 04, 2008 7:50 am
Waxay Bahda RAAD TV International Ummadda Somaliyeed ugu bushaaraynayaan in uu televishankii si rasmi ah u bilaaban doono maalinta Arbacada,4ta Juun, 2008.
Haddii aad joogto Europe amma Waqooyiga America oo aad ka daawanayso Internetka fadlan, lasoco in xawliga internetka (Internet Speed) uu ku xidhan yahay kolba xawliga internetka aad haysato.
http://www.raadtv.com/