Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
i'm very much guilty of xan and gossip..and i must say i have a weakness for this, specially when i'm around my girls. every now and then i'll say, "naayadha stop the xan frenzy".... but then i find myself right back in the fray.
Its realy fun lakiin i have tought myself to stop starting or talking about things only i know but come on if its something big that everyone is talking about and knows about i just join in.
Thats why i avoid xalimo gathering lately because waxaan danbi ahayn kugu soo kordhin maayan...xan iyo qurun...I mean waliyga arki maysid qof wax wanaagsan la sheegayo i always become the defender..waxaad ogaaneysa wax yaalo fara badan oo shaqadaada ahyen...who abused who...kii banaanka lo soo tuuriy..ta gaadhiy ku dhex dhashay...ta ay timoho ka xiirmeen...inaalilaah no wonder i have migraine evertime i meet these pple acuudubilaah...no thank you...life is to short to gossip about other pple...wax kasta waxa kaaga daran danbiga waliga ka masixi maayo ilaa aad qofka aad xamatey aad raaliy galiysid...subxanalah.
I swear i know this dhocil she talks shit about everyone waxeey isu heysataa that she is the most beautiful thing on earth anaa iska dhintaay she thinks everyone is ugly (she is ugly) and she tells me you are cute which i know i am but who knows what she says behind my back few weeks ago she calls me and say "naa waxaan cawaa xiranaaya dhar 7 sano laga hadli doono" (she actualy dresses ugly) anyways she irritates me i dont answer her phone calls no more because maanta dhaan dad ma xaamaan kari daadka faanana waan necbahay.
i amamazed at how people can gossip even sisters gossip each other meel inta...i love myself to be informed the latest gossip in town lol ......the funniest thing is when girl friends gossips and the moment on of them leave and turn her back, they start gossiping about her..thats classic lol ..sheeko ku nac ayaa ku qabaneeso
Well you may throw your rock and hide your hand
Workin' in the dark against your fellow man
But as sure as God made black and white
What's down in the dark will be brought to the light
Go tell that long tongue liar
Go and tell that midnight rider
Tell the rambler, the gambler, the back biter
Tell 'em that God's gonna cut you down
BABYGIRL123 wrote:I swear i know this dhocil she talks shit about everyone waxeey isu heysataa that she is the most beautiful thing on earth anaa iska dhintaay she thinks everyone is ugly (she is ugly) and she tells me you are cute which i know i am but who knows what she says behind my back few weeks ago she calls me and say "naa waxaan cawaa xiranaaya dhar 7 sano laga hadli doono" (she actualy dresses ugly) anyways she irritates me i dont answer her phone calls no more because maanta dhaan dad ma xaamaan kari daadka faanana waan necbahay.
lol. You're backbiting in a "beware of backbiting/gossiping" thread.
I can't stand conversation which start with "he/she said" I'm out of the room as soon as such conversations start.
Trust me on this pple who talk shit about other pple infront of you they will do the same to you walle..I had this friend who i dont socialize with anymore because of what she did to me...I'm honest person walaahi inaaniy faan iyaga ahayen qof iska daacad ah baan ahy munaafiqnimada ma aqaan...I used see her as my sister and treated her well...anyway waxba yaana sheeko kugu daalin ee naagtan show intey dad oo dhan jarjarto markey ila joogto ayey naagihi ay caayeysay warka ola cararta...i mean qof bin aadmiya ayaad tahy si kast ood isku ilaaliysid wuxuun ba afkaaga ka soo dhacaya...anyway naa naagti naago kale ayey sanka ii galiysay ..anoo maalin suuqa iska bagaafinaya waa ta midiy huruuf igaga qaadqaadey..ilaahy yaab buu ii keenay xabad aan mar hore aan iska dhex arakey bay ahayd laakin salaanto way naga dheexaysay...markaan aan arkey naagti oo is khamiirinaysa ayaan ku idhi naa waa maxay aad nolosha igu cunaysa ma lacag baad igu leedahy...dee waa ta tii iidhibtay oo waxay tidhi oo dhan iiga sheekaysay..cajiib ...maalinta ayaan naagti go'aan ka gaadhey...wala waan qabsadey wala waan la hadley...gabigaada waxan ka dhigay wax jirin...sheekadeedaba halakaas ayaan ku xidhay...is qabqabsasho iyo isrifis waa laga wanaagsan yahy because dhul gaalo ah bayno joogna....usleseda xumi waxay ilwoodey inaa waxaa aniga la igu aqoon...meel kasta sumcadaada ayaa ka horeysa walle....marka baby dont trust anybody walaal.

yeah daad waxaa jira ilahaay amaarkiis hoosta ka cunayaa iska ilalii sis waan iska goyeey people like that alxamdulilaah.

hahahahahaa......
HELWA....walaahii waxbaa ku gaadhay
aham shay 5adeeti dars men eli saar lek........
BABYGIRL123 wrote:I swear i know this dhocil she talks shit about everyone waxeey isu heysataa that she is the most beautiful thing on earth anaa iska dhintaay she thinks everyone is ugly (she is ugly) and she tells me you are cute which i know i am but who knows what she says behind my back few weeks ago she calls me and say "naa waxaan cawaa xiranaaya dhar 7 sano laga hadli doono" (she actualy dresses ugly) anyways she irritates me i dont answer her phone calls no more because maanta dhaan dad ma xaamaan kari daadka faanana waan necbahay.
lol. You're backbiting in a "beware of backbiting/gossiping" thread.
my thoughts exactly.
well guys i just needed to let yall know that qumanyadas was too much.
Gatspy wrote:Thats a nice video, but creepy as hell.
Johnny Cash says:
Well you may throw your rock and hide your hand
Workin' in the dark against your fellow man
But as sure as God made black and white
What's down in the dark will be brought to the light
Go tell that long tongue liar
Go and tell that midnight rider
Tell the rambler, the gambler, the back biter
Tell 'em that God's gonna cut you down
Trust me on this pple who talk shit about other pple infront of you they will do the same to you walle..I had this friend who i dont socialize with anymore because of what she did to me...I'm honest person walaahi inaaniy faan iyaga ahayen qof iska daacad ah baan ahy munaafiqnimada ma aqaan...I used see her as my sister and treated her well...anyway waxba yaana sheeko kugu daalin ee naagtan show intey dad oo dhan jarjarto markey ila joogto ayey naagihi ay caayeysay warka ola cararta...i mean qof bin aadmiya ayaad tahy si kast ood isku ilaaliysid wuxuun ba afkaaga ka soo dhacaya...anyway naa naagti naago kale ayey sanka ii galiysay ..anoo maalin suuqa iska bagaafinaya waa ta midiy huruuf igaga qaadqaadey..ilaahy yaab buu ii keenay xabad aan mar hore aan iska dhex arakey bay ahayd laakin salaanto way naga dheexaysay...markaan aan arkey naagti oo is khamiirinaysa ayaan ku idhi naa waa maxay aad nolosha igu cunaysa ma lacag baad igu leedahy...dee waa ta tii iidhibtay oo waxay tidhi oo dhan iiga sheekaysay..cajiib ...maalinta ayaan naagti go'aan ka gaadhey...wala waan qabsadey wala waan la hadley...gabigaada waxan ka dhigay wax jirin...sheekadeedaba halakaas ayaan ku xidhay...is qabqabsasho iyo isrifis waa laga wanaagsan yahy because dhul gaalo ah bayno joogna....usleseda xumi waxay ilwoodey inaa waxaa aniga la igu aqoon...meel kasta sumcadaada ayaa ka horeysa walle....marka baby dont trust anybody walaal.
yeah daad waxaa jira ilahaay amaarkiis hoosta ka cunayaa iska ilalii sis waan iska goyeey people like that alxamdulilaah.
I learned my lesson walaal ....It's hard to find good friends thats why i cherish the few i have...allah blessed me with those who always remind me of allah swt who would give you everthing they have with pure hearts mashallah real true friends.