KABIHII UGAASKA

Wixii ku qoran af Soomaali

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Kalaay
Posts: 22
Joined: Thu Oct 07, 2004 3:07 pm

KABIHII UGAASKA

Post by Kalaay »

Hadda ka hor ayaa Tuug Xawaadle ahaa wuxuu xadi jiray kabaha. Maalin maalmaha ka mid ah uu soo galay masaajid Baladweyne ku yaala. Isla markiiba wuxuu indhaha ku dhuftay kabo jambal ah oo cusub aadna u qurux badan, kabaha waxaa lahaa Ugaaska Xawaadle Dubai aa looga soo diray. Tuuggii wuu qaatay kabihii. maalintii dambe isagoo kabihii ku labisan magaalada bartamaheeda maraya ayaa la qabtay. waxaa lagu yiri, kabaha aad wadato Ugaaskaa iska leh maxaad u qaadatay? wuxuu ku jawaabay: "Ar ma Ugaaskaa leh??? Xow kabihiisa kuwa Gugundhabaha ugu daray bacowgaan?????"

AFKA DAY :lol: :lol: :lol: :lol:

yacni baladweyne masaajidka kabaha qabiil walba meel uu dhigtaa...
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: KABIHII UGAASKA

Post by Air Canada »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:@"Ar ma Ugaaskaa leh??? Xow kabihiisa kuwa Gugundhabaha ugu daray bacowgaan?????"
Dhuunkaal
Posts: 6
Joined: Fri Jul 18, 2008 5:26 am

Re: KABIHII UGAASKA

Post by Dhuunkaal »

tuug xawaadle :lol: :lol: ar been badnaaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ila Qosol - Soomaali”