PUNTLAND :BUSINESS WITH DJIBOUTI
Posted: Mon Jun 09, 2008 5:08 am
http://www.dhahar.com/article.php?articleid=4899
Bosaso:-Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha oo Ka soo degay Maalin 2aad gegida Diyuuradaha ee Magaalada Bosaso isla Markaasina Cagta soo Mariyey Wado Dhowr ay ahaa Doboolka ka qaaday in heshiis ay wada saxiixdeen dowlada jabuuti ee wadankaasi jabuuti waxaana uu Mudane C/samad yuusuf Abwaan uu sheegay In Ganacsiga Xukuumada Puntland ku soo dhoweysey Dalkaasi aan Deriska nahay ee jabuuti,Waxaa uu sidoo kale sheegatay in ganacsiga Maamulka puntland ay Si caadiya ugu gudbin karaan Dalkaasi Jabuuti.
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Puntland Md.Cabdisamad Yusuf Abwaan ayaa waxaa uu sidoo kale Carbaabay In Safarkiisan oo uu ku soo Maray Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho uu Sidoo kale Kulamo kala Gedisan uu kula Sameeyey Masuuliyiinta Sar sare ee Ganacsatada Dowlada Federalka ah.
Mudane Abwaan Waxa uu sheegay In dowlada federalka ah iyo tan Puntland ay yihiin Saxiib dhow dhinackastaba Waxaa aan ka wada Hadalay Magaalada Muduso masuuliyiin badan Waxaan si Gaara dhinaca ganacsiga aan Xiriir wada Samaynay Wasarada ganacsiga Dowlada Federalka ah ee Somaliya.