Cadde "UN troops cannot enter Puntland"

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Cadde "UN troops cannot enter Puntland"

Post by Awe »

Puntland oo sheegtay in aan ciidamada Caalamiga ah la keenayn dhulkeeda
June 11th, 2008

Garowe(HR Media):- Madaxweynaha Dowlada Puntland Gen.cadde Musse ayaa sheegay in Puntland oo dhaweenayso heshiiska ay Dowlada Soomaaliya iyo Kooxda Isbaheysiga ku gaareen magaalada Jabuuti, iyo baaqa ah in ciidamo Caalami ah la keeno dalka, balse wuxuu sheegay in ciidamadaasi la keeno deegaanada ay dagaalada ka socdaan.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in aysan hada jirin baahi ciidamo caalami ah loo keeno gobalada Puntland, wuxuuna sheegay in Puntland uu ka jiro maamul iyo kala danbeyn isla markaana ay leeyihiin ciidamo amniga Suga.

Madaxweynaha Puntland ayaa soo dhaweeyey in xal loo helo dhibaatada ka jirta gobalada koonfureed ee dalka Soomaaliya isla markaana ciidamada Caalamiga ah ay hawsha kala wareegaan kuwa Itoobiya sida heshiiska ku qoran.

Gen.Cadde Musse ayaa sheegay in Puntland soo dhaweenayso nabadeynta Soomaaliya iyo meel marinta heshiisyada dowlada Soomaaliya iyo in dowladaasi ay meel marto dalka Soomaaliyana ka baxo dagaalada.

Dowlada Puntland ayaa ayadu horey usoo dhaweysay wadahadaladii ka socday dalka Jabuuti ayadoo Puntland ay tahay maamulka ka kaliya ee ka jira Soomaaliya ee gacan dhaqaale iyo ciidan siiya dowlada Federaalka.

Horseed Media
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cadde "UN troops cannot enter Puntland"

Post by AbdiWahab252 »

Great great news for Al Hutuban :up:
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Cadde "UN troops cannot enter Puntland"

Post by xidigow »

Cade in horta lagu warsanayo soo kama horeyso. Adoagii kaa weeynaa oo soo taagan ayaa la yiri, Ethiopia waa bixin, ciidamo caalami ahan waa la keenin, and you have not a single word to say for it.

Shirka Dijabouti..Oday Cabdullahi waa Nacladay. wajigiisa inaad aragtan baa fiicnaan laheyd.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cadde "UN troops cannot enter Puntland"

Post by The_Emperior5 »

dee haa haa dii kalle oromada iyo walanweynta ma dhoofin karra

shipska caalimiha na ma afduubii karraan so its not good inay United nationku imaadaan puntland

haadii kalle our good friend tuute muuse problem buu is gallinaya
User avatar
C O S T A
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 455
Joined: Sun Jun 08, 2008 2:02 am

Re: Cadde "UN troops cannot enter Puntland"

Post by C O S T A »

There will never be a single UN soldier in Somalia

No countries wants to send their kids to Somalia

Somalia is not Irak no oil no intervention
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Cadde "UN troops cannot enter Puntland"

Post by Hyperactive »

like he has a say.
war ninka somaliga la so wado as un manager in somalia
wa dadka logu ne'ebyahay ayamahan somalida.
i was wondering is this malogu talagalay in somalida lagu kala shaqeysto
mise just happened to be from that group.lol
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”