Xabad yahey waxaad tahey Xulashada haweenkoo Xaqiiqdii mid kula mid ah Wali lama xanbaarine Xuural cayn la moodyeey Xaragada u dhalataay
Re: Hees Bella ah
Posted: Thu Jun 12, 2008 1:02 am
by Shankaroon_614
Thank you Goljano laakiin waxaan ubaahanahay heestiisa cusub oo uu la heesay naag la yiraahdo Farxiyo Xiiska. You can listen to it in Somalioz.com (music). Walaalow laakiin aad iyo aad ayaa umahadsan tahay!