Page 1 of 1

Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 4:41 am
by *HannaH*





Cidla kali uula beydh....
Hadii loo calaacalooo..
Ma yaqaano cabashooo...
Taa waxaa cadeyn karaa.
Intu curad ina dilayyy..




Deep Song....anyway...I loooooooove Saada Cali she is by far the most entertaining somali female artist. Tripple threat....she can dance,sing,and act!!

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 4:45 am
by *HannaH*
Here is another from my fav ruwayad of all time...Hablayahow had maad guursan doontan..






Beerkiiyo wadnahu ani...
Soo iima babanayaan..
Adaa baray jacaylkee..
Haraadkiiba..Kamaad biin... :love:

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 6:38 am
by LiQaaye_TDH
Dumar iyo Jacayl maxa kala Haysta, Dhibaato.com

Na iska Kala Daaya heesahan Somaliyeed ee Jacaylka ah ee Dhegeysanaysaan, Caafimaadka uma fiicna aya la yidhiye..

BTw.. i like the last song, in Riwaayada Hablayow Hadmaad Guursanysaan.... with Beer-Dilaacshe :up:

Balantii Ilaaahay
Sharaf kugu habooneed
Bilaney Hadaaan Tebin
Caawa Buuro ii Dumi

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 7:19 am
by Xamud.
"Miyo Istarto baa lagu socda walle Jiidkeygi qodxaha badna baa lagu socda" :lol: :lol:

Sigarkan baf ka siyay danbi maa iga racaya, dad iyo dunyo baa kuwan baan duugsanaya! kuwa ku duulanow saas baa idin danbeyn"

I allways loved this Ruuwayad. Ilaahey ha u naxaristo most of the male acters are dead now.

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 12:18 pm
by sadeboi
I swear markaan sii dhageysto habartaan heesaheydi horey waaba sii nacaa ba.

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 12:29 pm
by Foxy22

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 1:03 pm
by *HannaH*
sadeboi wrote:I swear markaan sii dhageysto habartaan heesaheydi horey waaba sii nacaa ba.




I know waxaad uu nacdid...remember artists have no qolo....deep breaths qaado.... :)

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 1:24 pm
by Cisse Westlake
*HannaH* wrote:
sadeboi wrote:I swear markaan sii dhageysto habartaan heesaheydi horey waaba sii nacaa ba.




I know waxaad uu nacdid...remember artists have no qolo....deep breaths qaado.... :)
she was agianst siyaad barre, that is why he doesnt like her :up:

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 6:32 pm
by TrophY-WifeY-
this song has deep meaning :mrgreen:

Re: Sadex Cadow ayaa jira.....

Posted: Fri Jun 13, 2008 6:34 pm
by TrophY-WifeY-
8) 8)