International flights to land Bosaso

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

RebelLion
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2259
Joined: Mon Apr 14, 2008 3:33 pm

International flights to land Bosaso

Post by RebelLion »

:up:
(courtesy of somalia online)
Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday xafiiska shirkada shirkaasi oo lagu magacaabo Horn of Africa Avitaion Service Agency.



Furitaanka xafiiskan ee ay yeelanayso Shirkad Duulimaadyada ee Horn of afrika oo wakiil ka ah Shirkada Al Yamaniyaha ee dalka Yemen ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland Isimo Culimudiin Nabdoono Ganacsato iyo Marti Sharafkale oo lagu casuamay kulan kaasi



Furitaankii Xaflada Sharikada Duulimaadyada Horn of Africaee wakiilka ka ah Shirkada Duulimaad yada Dalkaasi Yaman ay ka samaynayso Deegaanada Puntland iyo Caalamakaba ayaa waxa ka hadalay isla markaasina sharaxaadka bixiyay masuulka shirkadaasi Siciid Salax Deer, waxaana uu sheegay in xafiiskan uu wax badan ka qaban doono baahida dhanka duulimaadka ee ka taagan deegaanada Puntland, isagoo sheegay in uu qiimo jaban yahay xafiiskan adeegyadiisa duulamad duulimaadyada kale



Masuulaka Shirkadan cusb ee Duulimaad yada ee laga hir galiyay Deegaanada Dawlad Goboleedka Puntland Horon of afrika Siciid Saalax Deer oo saxaafadu wax ka waydiisay in shirkadan cusub ee dhinaca Duulimadyada in ay ka duwan tahay shirkadaha kale ee ka hawl gala Puntland marka loo eego dhinaca qiimaha ayaa waxa uu ku jabaabay, in qiimaha uu ka jaban yahay diyaaradaha kale maadaama uu xafiisku la shaqeynayo diyaaradaha caalamiga ah sida Yemenia.-



Sida oo kale waxaa kualan kaasi ka hadalay Duqa dagmada Boosaso C/risaaq Xareed oo sheegay in ay maamul ahaan soo dhowaynayaan Shirkadan cusub ee Duulimaad yada ayana lasamayn doonaan wada shayqan



Shirkadaha kale ee Duulimaadyada ee ka hawl gala deganada Puntland ayaa waxaa Codkooda ku hadalay jaamac Salaad dhaga dhere oo sheegay in ay soo dhowaynayaan Shirkadan Cusub ee dhinaca Duulimaad yada



Shirkadan Cusub ee dhinaca Duulimaadyada ayaa waxa ay xafiis laabaad ku leedahay Magaalda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug aydoo shirkadani Caalamak qaybi hiisa kala duwan kuleedahay Xafiisyo oo qaban doona shaqada ay Shirkadu u bahan tahay.



Axmed Muuse Cali (Jookar)
SBC International Boosaso
Image
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: International flights to land Bosaso

Post by sheekh-Farax-zero »

they better speed up the constraction of Bosaso airport.
User avatar
*jr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4992
Joined: Wed Jun 20, 2001 7:00 pm

Re: International flights to land Bosaso

Post by *jr »

Good job :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”