GARI MA IDIN GASHAA?????

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by xidigow »

Isaaqow, adeerayaal gari ma idin qabataa? SahanGalbeed hadeey dhabtahay inuu adinka yahay oo aanu sheegato aheyn, adeerayaalow ceshta. Waxaan idinku naqiin dad is qabta o kooda waalan iyo kooda fiyowba ceshan kara. Ninkan Cirka laga soo tuuray, bal si iraahda inta aanan inagu shaqo ka qaban.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by Hyperactive »

adeer not you too!!
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by xidigow »

hyperactive wrote:adeer not you too!!
Adeer anigu nabadaan jeclahay, I am trying to stop before this escalates to worst level.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by SahanGalbeed »

Wagarey , war hablahaa flower-ka ku la soo rooraya wax ma dhaantidee , ina ceeleyow Isaaqu waa dawlad , nin walba hawshisa ayay ku kalsonyihin ee soo baxo"show me some hands here !!". :lol:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by HELWAA »

Shaqo wanaagsan ka qabo he is not one of us.
User avatar
934
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2117
Joined: Tue Mar 25, 2008 11:38 am

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by 934 »

xidigow wrote:Isaaqow, adeerayaal gari ma idin qabataa? SahanGalbeed hadeey dhabtahay inuu adinka yahay oo aanu sheegato aheyn, adeerayaalow ceshta. Waxaan idinku naqiin dad is qabta o kooda waalan iyo kooda fiyowba ceshan kara. Ninkan Cirka laga soo tuuray, bal si iraahda inta aanan inagu shaqo ka qaban.

Waa hadal go'aan ee xalkaa kaga hadh.


sahangalbeed dhibaatadiisu maha dhinaca isaqnimada ee xalka hartida weeye xalku ka nasakhanyahay... :lol: marka u dul qaado ma dhamee wu dhiminyahay

:mrgreen:

sahan

waa side ninyahow?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by SahanGalbeed »

934 ayaad ahayd adigu ?
Helwaa bilaa sharaf " xidigow , aniga sweden degan ee basaboorka ma ku soo dira" ..muxu ugu jawaabay" mayee iska hayso , wax maraykan degan baan raba"
:oops:

Weli way ku xoqonaysa , Ilaah sharafta kaa qad , dib dambe ha ila tirsan aniga baan ku idhi shalay !!
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by xidigow »

SahanGalbeed wrote:934 ayaad ahayd adigu ?
Helwaa bilaa sharaf " xidigow , aniga sweden degan ee basaboorka ma ku soo dira" ..muxu ugu jawaabay" mayee iska hayso , wax maraykan degan baan raba"
:oops:

Weli way ku xoqonaysa , Ilaah sharafta kaa qad , dib dambe ha ila tirsan aniga baan ku idhi shalay !!
Waryaa ileyn waxa maseyr baa hayay. Waan yabanaa oo waxaan lahaa halkee buu kaala qaaday ninkan waalan?

Waryaa Nacas ma kuu barinaa gabadha? Xoolayahow hadii aada gabadha rabtid si ragnimo leh wax ugu sheego qashinyahow.
User avatar
934
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2117
Joined: Tue Mar 25, 2008 11:38 am

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by 934 »

SahanGalbeed wrote:934 ayaad ahayd adigu ?
Helwaa bilaa sharaf " xidigow , aniga sweden degan ee basaboorka ma ku soo dira" ..muxu ugu jawaabay" mayee iska hayso , wax maraykan degan baan raba"
:oops:

Weli way ku xoqonaysa , Ilaah sharafta kaa qad , dib dambe ha ila tirsan aniga baan ku idhi shalay !!

Danm, that was low cuz!
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by SahanGalbeed »

War anu maseyr waxa la yidha maba aqaan Ilaah baa nin iga dhigay , ay sharaf daro ayaan ka xanaaqa waryee hutu !!
Wixii kula soo safta waan wasaya adiga iyo suijiga na waan idin dhamaynaya , beenta ma aqaan anigu dee .
Last edited by SahanGalbeed on Tue Jun 17, 2008 1:21 pm, edited 1 time in total.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by HELWAA »

walaahi you are sad character ina baxaro........you memorize every word i say to a guy here.........walaahi nacas baad tahy...xita wixi kaftan ah iyo wixi run ah ma kala saariy kartid...bacaac foqal bacaac.......plz keep memorizing and keep following me in every thread and keep sweating everytime i talk to all the fine brothers here.....yaa salaam :mrgreen:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by SahanGalbeed »

I memorize every word that everybody says here Al Xamdulilah ,iska ma hadlo anigu sidiina jaanjaanad yahay, wax dhimatay baad tahay , ha igu xoqan aniga .
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by xidigow »

HELWAA wrote:keep sweating everytime i talk to all the fine brothers here.....yaa salaam :mrgreen:

Xayawaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa intaas baad raadineysay ee wax ka dheef. War joog oo ka har inteysan ilkaha kaala bixin ARIYULAAHI BARAAR FIL MARCAA.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by SahanGalbeed »

Waryee , war aniga kolba googarad xun ha igu so daba dhumanina ee , walaa Isaaq wala bahal dhimatay ba iga kiin qabanaysa ee , talabadan qaloocan miyaa la idnku dhalay ?
Sababta aad been , dhaqan xumo , iyo dadka aad isku dirtan ula dhex rooraysan Snet maxay tahay?
Ilaa aad isasoo dhiibtan , wixii idin soo ag istaaga waa idin la dhimanaya , horaan idinku sheegay :lol:
I am a man of my word 8)
User avatar
934
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2117
Joined: Tue Mar 25, 2008 11:38 am

Re: GARI MA IDIN GASHAA?????

Post by 934 »

sahan

ma xumad ba ku haysa sxb

xalkey wax si kayihin this is not the same old sahan.

did someone highjacked his nick?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”