Page 1 of 1

Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun !!!

Posted: Thu Jun 19, 2008 12:49 pm
by great-legend
waxa kuwada dhintey isku meel qudha dhalin yar gaadheysa 100 qof oo isku magaalo kawada yimid walaa xoowla

masiibadii ka dhacdey bada liibiya ee ay ku dhamaadaan dhalinyarta reer borama ahaa ee isku halka doon saarnaa oo dad badan murugo ku abuurtey

here is the list of theeir names

http://www.boramanews.com/64163.htm

Re: Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun !!!

Posted: Thu Jun 19, 2008 12:51 pm
by great-legend
iaahay naxariistii jano haka waraabiyo dhamaantood

Aamiin Aamiin Aamiin

Re: Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun !!!

Posted: Thu Jun 19, 2008 12:54 pm
by SahanGalbeed
Ilaahey ha u naxariisto..amin