Page 1 of 1

Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 12:25 am
by Brav3Heart

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 12:38 am
by sadeboi
Walaal they did not take control of the place. Dagaalne kuma so qaadin meesha, wiilsha meesha yimid waa wiilasheyni, and they kept the peace there for a minute, and no one is against them, they roam for free. They even said maamul badal iyo waxaas umaanan imaan.

---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo halkaasi ay ka wadaan ciidamo taabacsan Ururka Al-shabaab kuwaasi oo shaley galab gaarey degmada Baardheere, iyadoo markiii ugu horeysana saraakiisha ururkaasi ay meel fagaaro ah kala hadleen boqolaal dadweyna ah, iyagoo cadeeyeyna in u jeedadoodu ay tahay sidii dalka looga saari lahaa ciidamada Ethopia.

Ciidamadan ka tirsan Ururka Alshabaab oo dagaal xoogan kula jira Ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya iyo Ciidamada Ethopiyanka ee ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya ayaa waxay wateen ilaa 6 Baabuur oo ay saaran yihiin ciidan ku hubaysan noocyada kale gedisan ee hubka,waxayna wararku sheegayaan in ciidankaasi intooda badan in ay kasoo kicitameen Dhinaca Degmada Saakoow, halka kuwo kalena ay markii horeba ku sugnaayeen Gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere.

Sheekh Xasan Yaqbuub oo hogaaminaya Ciidanka soo gaarey degmada Baardheere oo la hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in u jeedadoodu ay tahay sidii dalka looga saari lahaa Ciidamada Ethopia iyo sidii burcada jidgooyooyinka dhigta looga sifeyn lahaa guud ahaan deegaanka,isla markana loo xoojin lahaa nabada Deegaanka.

Sheekh Xasan ayaa intaasi ku darey in mudada ay joogan kulamo kale gedisan in ay la qaadan doonaan Maamulka Deegaanka, ujeedkeenu ma ahan ayuu yiri in aan qabsano deegaanka,waayo dadka ku dhaqan Degmada Baardheere maamul ay doorteen ayaa u dhisan ma garan karno ayuu yiri sabab nagu qasbaysa in aan isbedel ku sameyno.

Maamulka iyo Odayaasha Degmada Baardhere ayaa ilaa iyo hadda wax hadal ah ka soo saarin xaaladahan ugu dambeeyey ee ka soo cusboonaadey degmada Baardheere,inkastoo Gudoomiyaha Degmada Baardheere Maxamed Xirsi dhudi uu horey u sheegay in uu si weyn u taageersan yahay howlaha lagu sugayo Amaanka oo Ururkani uu ka wado gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

A C Saalixi-Gedonet-Baardheere

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 1:07 am
by new-york23
the situation in jubooyinka and gedo are diffrent from other regions,the people there realy want islamic rule the way i see it but are waiting to see what comes of the tigree/tfg vs al-shabaab fight.to be quite frank these two regions make up of 70% of the al-shabaab fighters,so i doubt any fighting will take place when its father vs son and uncle vs nephew.

just my opintion feel free to disagree.

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 1:13 am
by James Dahl
I think Kismayo has the same deal with Shabab that Bardhere has. Next is Baidoa actually.

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 1:17 am
by sadeboi
new-york23 wrote:the situation in jubooyinka and gedo are diffrent from other regions,the people there realy want islamic rule the way i see it but are waiting to see what comes of the tigree/tfg vs al-shabaab fight.to be quite frank these two regions make up of 70% of the al-shabaab fighters,so i doubt any fighting will take place when its father vs son and uncle vs nephew.

just my opintion feel free to disagree.
There is no reason to oppose al-shabab, they just didn't fully support ICU because they were suspicious of them. But, they have no reason not to support al-shabab, but everything takes time. And no one from Gedo wants or is willing to repeat what happened there in the early 90's. So what your insinuating bravheart, as hiraanonline too, is not correct.

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 2:44 am
by Air Canada
new-york23 wrote:to be quite frank these two regions make up of 70% of the al-shabaab fighters,so i doubt any fighting will take place when its father vs son and uncle vs nephew.

just my opintion feel free to disagree.
70% of Al-shabaab fighters are from Jubooyinka and Gedo? where did you get that? Is that the reason why you support Al-shabaab? that you think 70% of them are your kinsmen? I know a fool like you only supports Al-shabaab because of that false misconception.

Even if 100% of Al-shabaab fighters are from Jubooyinka and Gedo walaahi i will still support them. These young men who are fighting for our dignity and religion don't care about qabiil. The only reason they picked up the gun is because they want kalimatu laailaaha ila laah mohamadu rasullah to be above everything else. Tell me if after you listen this you think their shahiid teacher here http://kataaib.net/M%20Beer_1.rm was fighting for qabiil or cares about qabiil?

Having said that, Al-shabaab fighers consist of every clan except the habash-worshipping Majirtens. And we all know who the majority of their fighters are.

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 2:56 am
by new-york23
Air Canada wrote:

first off i didnt mention a clan but a region,second you dont khnow who and what i support so slow your horses.you seem like niin qiireysan marka bal is cadee oo banaanka is keen,who and what the f-are you?

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 3:45 am
by sadeboi
Air Canada wrote:
Having said that, Al-shabaab fighers consist of every clan except the habash-worshipping Majirtens. And we all know who the majority of their fighters are.
Nin daacad ah baad isku shegeysa balse waxaad ku soo qortey meesha bal eeg mar labaad. Waa adigu kale wax magac xummo uso jiidho dadka diinta uu dagaalamo.

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 6:25 am
by Murax
To be honest I really don't mind Shabab at all.

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 8:21 am
by The_Patriot
The reason might have been This

Re: Al Shabaab takes control of Bardere

Posted: Wed Jun 25, 2008 10:01 am
by Voltage
Sheikh Xassan Yacquub for Governor of Gedo. :somalia: