Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

what's happening now.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by sadeboi »

Muqdisho.25.June.2008.(Sh.M.Network)-Xoogaga ka soo horjeeda dowlada KMG oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada buurdhuubo ee gobolka Gedo iyagoo u kala faafay tuulooyin jiho kala duwan ka xiga magaaladaasi.

Xoogaga hubeysan ayaa la sheegay in ku dhawaad 5 jidgooyo ay ka qaadeen wadada islamar ahaantaana looga qaadii jiray gaadidka isticmaala wadooyinka magaalada Buurdhuubo ee gobolka Gedo

Isbaarooyinka ay qaadeen ayaa gaadiidka waa weyn waxaa looga qaadi jiray 6 milyan oo shilin Soomaali ah iyadoo sidoo kale la sheegay in amni dari ay ka jirto.

Afhyeen u hadlay xoogaga hubeysan ee ka soo horjeeda dowlada oo lagu magacaabo Maxamed Jibriil ayaa idaacada Shabelle u sheegay in ay doonayaan in ay ku sii nagaadaan islamarkaana ay la dagaalami doonaan kooxaha burcada ah ee dhigtay jigooyooyinka.

Ciidamadaan oo gaaray magaalada Buurdhuubo ayaa diiday in ay isku tilmaamaan mid ka mid ah dhinacyada hubeysan ee la dagaalamaya dowlada KMG, waxaana ay sheegeen in ay la dagaalami doonan Maamulka dowlada KMG iyo Ciidamada Ethiopia hadii ay la kulmaan.

Markii Ciidamadaan ay gaareen magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaana jirin wax dhibaato ah oo ka dhacay magaalada,waxaana magaalada lagu arkay dad weyne aad u fara badan oo isugu soo baxay. oo daawanayay xoogag hubeysan ee galay magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.

Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xili laba maalin ka hor ay gaareen degmada Baardheere ee gobolka Gedo xoogaga Al shabaab oo meel fagaaro kala hadlay shacabka ku dhaqan degmada baardheere .
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by sadeboi »

Yesterday they were at baardheere and did the same thing there. Reer-gedo and reer-jubboyinka have a great understanding with Al-shabab and inshallah they will cooperate together more. We remember how when they came to jamaame and jilib they listened and come to the same conclusion. Manshallah.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by The_Emperior5 »

war naga daa beenta way idin qabsadeen eehh

:lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by Voltage »

emperior cid la qabsan karo hadaanu nahay weeyaan adeer, it is a cooperation and we will welcome INSHALLAH tacaalaa..every city and tuulo people line up to welcome them before they even get close. mareexaanku waxay necbaayeen ICU iyo hawiyahii ku duumanaye for siyaasad but Al Shabaab waa daacad and Gedo is the home of Al Itihaad never forget tat
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by The_Emperior5 »

Alshabaab is wadadkooda ugu sareyee politicaly wa Xassan daahir aweys these men on the ground roobow xassan hirsi turki. these guys might have another vision laakin is afgaran mayaan akhirka qolladan fadhiida asmara and then you will have still to groups factions uu aan wadda shaqeyneyn so its still doomed
waxa fiicnaan lahayd Alshabaab comes under the Asmare group uu sharifyada ayaa siyaasiin uu noqon lahayeen laakin maanta way kala fugyihin xaassan daahir aweys baa ku soo hadhay uu aan xabashida marnaba la hesshiynayn

Gedo dee marka idinka xildhinbaandii haad jeberti ku qeybsadteen 4.5 t f g ayaana wax ka jirin gabre and tadhasu aint gonne like it
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by Voltage »

emperior, Al shabaab is seperate from cida asmara oo dhan whether sheikh aweys or sheik sharif...the FIRST time they ran away from the fiht and went to eritrea Al Shabaab called them "cilmaani" and said they are hypocrites. ever watched universal t.v where sheikh mukhaar roobow spoke, and also cayroow? these guys are very disappointed in reer asmara wax alaale wax ay isku yihiin hada majirto sidaa u fahan
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by The_Emperior5 »

haa i know laakin these guys are the politcal wing of the icu ideology i know roobow said anagu shaqu kuma lihiin kooxda
isiyaas afarwerkii hoos fadhiistay , but it also can be siyaassad inay dadka ku maweeliyaan cous nimankani miid bay kuu miideysanyihin dawlad t f g la yidha yanay ka shaqeyn somalia. tigrayguna wuu baxay balankii ilahay
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by Cali_Gaab »

The_Emperior5 wrote:war naga daa beenta way idin qabsadeen eehh

:lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by Voltage »

The_Emperior5 wrote:haa i know laakin these guys are the politcal wing of the icu ideology i know roobow said anagu shaqu kuma lihiin kooxda
isiyaas afarwerkii hoos fadhiistay , but it also can be siyaassad inay dadka ku maweeliyaan cous nimankani miid bay kuu miideysanyihin dawlad t f g la yidha yanay ka shaqeyn somalia. tigrayguna wuu baxay balankii ilahay

haa laakiin nimankaan al shabaab dariiqi rasuulka iyo jihaad firdul cayn bay aaminsanyihiin inay xabashigu ku saari karaan...raga asmarana waxay u arkaan rag jihaadka ka cararay :o

cilmaani=worldy

it is because siyaasad qaynuun iyo waxani aduunyada bina aadamka ku saabsan ayay reer asmara ka dabo wareegayaan bay cilmaani ugu waceen and al shabaab hates cilmaani
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by The_Emperior5 »

haa laakin iyaku gabigooda quraanka waxay uu haystaan

inallah ashtara minal muminuna anfuzahum wa an walahum bi ana lahum jannah
yuqatiluna fii sabililahi wayaqatlunwa wa yaqatulan
wacadan caleym xaqan fii tawratii wal injaalina wal quraan

Even when our prophet was fighting battles wakii la heshiyees qureshitii pact la sameeye uu heshis gaar aah la sameeye

The takes those 3 ayaas to serouse
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by Voltage »

Emperior i can't give my opinion on it because cilmi uma lehi anigu, i am just writing what i know is al shabaab's position :up:
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by eyes-only »

Good news, although I think Sh. Xassan Turki is next on the US/CIA hit list.... They're probably going to restart their bombing campaigns again soon.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by Voltage »

knowing Xassan Turki he would probably welcome being a "shahiid". He is 70 years old and living like an outlaw, can you imagine how tough it is for him?
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by eyes-only »

[quote="Voltage"]knowing Xassan Turki he would probably welcome being a "shahiid". He is 70 years old and living like an outlaw, can you imagine how tough it is for him?[/quote]

He probably wouldn't mind but can al-shabaab afford to lose another leader? I don't think they can.
User avatar
C O S T A
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 455
Joined: Sun Jun 08, 2008 2:02 am

Re: Al-shabaab welcomed and doing great work in GEDO!

Post by C O S T A »

I see 1996 is back into Gedo

Ethiopians have now a reason to attack Gedo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Current Events”